Howlgal ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen degmada wadajir ee magaalada Muqdisho, ayaa lagu dilay murtad lagu magacaabi jiray Cali Woosh, kaasi oo ka mid ahaa ergooyinka doorashada maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Hirshabeelle.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus oo kammiin ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ka baxay deegaanka Buufow, kuwaas oo kusii jeeday Ceelwareegow.
Weerarka kamiinka ah ayaa Allah fadligii u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta uu weerarka jidgalka socday maleeshiyada Riddada usoo gurmaday maleeshiyaad kale, dagaal culus ayaa qabsaday maleeshiyada murtadiinta ah ee gurmadka ku socday, tiro laba jeer ah ayaana la jebiyay sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo xog-ogaal ah.