Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Jalalaqsi.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Jalalaqsi.

September 2, 2019

Waxaa Sii Kordhaya Khasaaraha Maleeshiyaatka Maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Hirshabeelle lagu gaarsiiyay weerar qorsheysan oo Saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen duleedka Degmada Jalalaqsi ee Wilaayada Hiiraan.

Howlgalkan qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaan lagu magacaabo Dufaaley oo dhanka Waqooy Bari kaga beegan Degmada Jalalaqsi, Iyadoo weerarkan khasaara kala duwan llagu gaarsiiyay Maleeshiyaatka Murtadiinta.

Inta la xaqiijiyay Ciidamada Mujaahidiinta waxey weerarkan ku dileen Shan Askari oo ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta Waxeyna ku dhaawaceen Saddex Askari oo Isla Murtadiinta ah kuwaasi oo la xaqiijiyay iney dhaawacyadooda culusyihiin.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa sidoo kale soo Ganiimeystay Shantii Qore ee ay ku hubeysnaayeen Shanta Askari Murtadiinta ah ee lagu dilay Weerarkaasi ka dhacay Duleedka Degmada Jalalaqsi.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii Howlgala qorsheysan oo Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen Duleedka Degmada Jalalaqsi gaar ahaan dhanka Galbeed ee Degmadaasi weeraradaasi oo khasaara Nafeet iyo Mid Hantiyadeed lagu gaarsiiyay Ciidamada Murtadiinta Jabuuti iyo Maleeshiyaatka Maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Hirshabeelle.

Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa sii kordhiyay Weerarada ka dhanka ah Ciidamada Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta ee duulaanka ku jooga deegaano ka tirsan Wilaayadaasi.

Xigasho Idaacadda Islaamiga Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaar Ka Mid Ah Ergadii Xildhibaannada Soo Xulay Oo Ka Hadlay Wixii Ay Kala Kulmeen Mujaahidiinta Al Shabaab [Dhageyso Wareysi].
Next: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Buulo Burte.

Related Stories

Xasan Sheekh Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Xasan Sheekh Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka.

October 4, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-04-1447 Hijri.

October 4, 2025
Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada