Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa weerar dhabba gal ah oo ka dhacay agagaarka deegaanka Bariire oo ah deegaan hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Shabeelada hoose.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey kamiin u dhigeen maleeshiyaatka kooxda ridada soomaaliya kuwaa oo dhaqdhaqaaq ka waday afafka hore ee deegaanka Bariire.
Weerarkan dhabba galka ah waxaa khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay askarta Ridada, Waxaa inta la xaqiijiyay kamiinkaas lagu dilay hal askari oo Murtad ah afar kale waa lagu dhaawacay.
Kamiinkan waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay howlgal ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Ceelasha biyaha ku dileen murtad axmed cabdi maxamed oo ahaa askari ka tirsanaa qeybta dharcadka ee jawaasiista kooxda ridada soomaaliya.
Calamada.com