Wararka ka imaanaya Magaalada Mandheere oo ka mid ah Dhulka Kenya Xooga kaga heysata Somalia waxey sheegayaan in Saacadihii lasoo dhaafay duleedka Magaaladaasi uu ka dhacay weerar khasaara kala duwan geystay.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa weerar qorsheysan ku qaaday Deegaanka Jabbi oo hoostaga magaalada Mandheere.
Dagaal Culus ayaa goobta ka dhacay balse markii dambe Ciidamada Saliibiyiinta Kenya oo la gaarsiiyay Khasaara kala duwan ayaa Cagta furay oo deegaanka Isaga cararay, Iyadoo ugu dambeyntii Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Burburiyay oo dhulka la simay Shirkadda Safaaci Com xarunta ay ku leedahay Deegaanka, Shirkadan ayaa ah shirkad ay leedahay Dowladda Saliibiyadda Kenya.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay horay sidaan oo kale u weeraray Deegaanka Jabbi waxeyna Xillgaas burburiyeen Xarunta Shirkadda Safaaci Com ee deegaanka Balse dowladda Saliibiyadda Kenya ayaa dib u dhistay Xarunta Shirkadda, Iyadoona Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Markale ay burburiyeen Xaruntaasi.
Calamada.com