Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey saacadihii lasoo dhaafay weerar qorsheysan ka fuliyeen duleedka degmada Maxaas ee Wilaayada Hiiraan oo dhacda bartamaha dalka Somalia.
Weerarkan oo kamiin ah waxey ciidamada Mujaahidiinta u dhigeen maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta, Iyadoona faahfaahin laga helayo weerarkaasi dhabba galka ah.
Ciidamada Mujaahidiinta waxey kamiinkan ku dileen hal askari oo Ridada ka tirsan, Iyagoona soo ganiimeystay hal gaari oo noocyada raaxada ah kaasi oo ka mid ahaa gaadiidkii ay wateen maleeshiyaatkii Ridada ee kamiinka loogu dhigay duleedka Maxaas.
Kamiinkan ayaa kusoo aadaya xilli Saacadihii lasoo dhaafay qarax ka dhacay duleedka Boosaaso lagu gubay gaari Cabdi Bile ah kaasi oo sidoo kale lagu dilay hal askari Labo kalane waa lagu dhaawacay kuwaasi oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka Ridada Puntland.
Calamada.com