Qaraxyadan oo ahaa kuwoo xiriir ah waxey Ciidamada Mujaahidiinta la beegsadeen Kolanyo ka tirsan Ciidamada Kufaarta Afrikaanta waxeyna sigaar ah kaga dhaceen Duleedka Degmada Balcad ee Wilaayada Shabeelada Dhexe.
Ilaa iyo Afar Qarax ayaa lala beegsaday Kolanyada Kufaarta Ah, Waxaana Labo ka mid ah Qaraxyadaasi lala beegsaday Labo gaari oo kala ah Xamuul iyo Mid Beebo ah.
Sidoo kale Ciidamo Lug ah oo ka tirsan Kolanyada Kufaarta Afrikaanta Ayaa Labo qarax lagula beegsaday isla duleedka Degmada Balcad.
Afartaan Qarax ayaa khasaara culus oo isugu jirta Naf iyo Maal lagu gaarsiiyay kolanyadan Kufaarta Afrikaanta ah..
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhowr jeer Ciidamada Kufaarta Burundi iyo Maleeshiyaatka Hirshabeelle weeraro culus kula beegsaday Wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Jowhar, Weeraradaasi oo Shisheeyaha iyo Hirshabeelle ay ku waayeen Saraakiil, Askar, Xildhibaano iyo Gaadiid Fara badan.
Calamada.com