Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Fagaare Ku Yaal Jilib Oo Lagu Toogtay Koox Jawaasiis Ah [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Fagaare Ku Yaal Jilib Oo Lagu Toogtay Koox Jawaasiis Ah [Warbixin].

January 25, 2026

Kumanaan kamid ah bulshada muslimka ah ee ku dhaqan magaalada Jilib ee xarunta wilaayada islaamiga ah ee Jubbada-Dhexe ayaa isagu yimid daawashada iyo in ay goob joog ka noqdaan fulinta xad kamid ah xuduuda Allaah oo ah xadu ridah, kaas oo lagu soo afjaray Koox jawaasiis ah oo idho iyo hage u ahaa cadowga Allaah, walahooda siiyay, diinkooda iyo dadnimadoodana dhaafsiistay muquuna yar oo ay ka heleen saliibiyiinta iyo murtadiinta.

Maadaama ay yihiin dhagaryahano iyo makri ujoog har iyo habeen ku howlan dhibaateynta islaamka iyo ehelkiisa, markasta wuxuu cadowga umada isku dayaa in ay bulshada muslimka ah ku dhax beero suntiisa, isaga oo raadiya khawano diin-laawayaal ah oo ay ku gaaraan fulinta hadafkooda, balse dhanka kale indhaha geesiyada islaamka ayaa ah kuwa furan una taagan ilaalinta iyo badqabka muslimiinta iyo mujaahidiinta ku taagan jidka Allaah, si ay ufashiliyaan qorshayaasha guracan ee salibiiyiinta iyo kuwa kudaaban.

Fagaare weyn oo ku yaalla magaalada Jilib, ayaa la horkeenay Koox kamid ah mujrimiintaasi u adeegsayay cadowga Allaah, si loo marsiiyo cadaalada, shartoodana looga horwareejiyo muslimiinta, wuxayna shirqaaladoodu isdaba yaalleen laga soo bilaabo wilaayaatka Shabeellada-Dhexe -Shabeellada Hoose ilaa Jubbada-Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya.

Qaadiga Maxkamada ku dhaqan shareecada islaamka ayaa fagaaraha ka aqriyay eeda jawaasiista xukunka lagu fuliyay, kuwaas oo tiradoodu ay gaarayso ilaa shan jawaas ah, wuxuuna soo bandhigay danbiyada ay geesteen iyo godobtii ay ka galeen islaamka ee keentay in ay ka ridoobaan diinta islaamka.

Jaasuuska koowaad ee magaciisa laga yeeriyay goobta waa Aadan Siraaji Cabdullaahi, da’diisu tahay 24 jir, wuxuu ahaa mujrim indho u ahaa sirdoonada saliibiyiinta Maraykanka iyo kuwa ridada, isaga oo shaqadaasi basaasnimo ku howlanaa mudo hal sano ah.

Jaasuuskaan ayaa ka danbeeyay falaal ashahaado ladirinimo oo ka dhacay wilaayada islaamiga ah ee Shabeellada-Dhexe, balse ugu danbeyn Allaah fadligii waxa uu kusoo dhacay gacanta geesiyada towxiidka iyada cadaalada la marsiiyay loogana aarguday dadkii muslimiinta ahaa ee uu ka danabeeyay in cadowga dhiigooda daadiyo.

Al-Jaasuus Ibraahim Yuusuf Xaaji, oo ay da’diisu tahay 29 jir, wuxuu ahaa basaas ushaqaynayay sirdoonka dowlada saliibiyada ah ee Maraykanka, wuxuuna howlahiisi ashahaado ladirinimo uu ka waday wilaayada islaamiga ah ee Shabeellada-Dhexe, isaga oo basaas u ahaa cadowga Allaah oo ugudbinayay cawraatka muslimiinta iyo xagahooda mudo labo sano ah.

Jaasuus Sadaxaad ee lagu toogtay fagaaraha waxa uu ahaa mujtim Saciid Maxamed Cali oo ku magac dheer (Saciid Love), da’diisu tahay 23 jir, waxa u ahaa dabadhilif uceysan sirdoonka dowlada saliibiyada ah ee Maraykanka iyo kuwa ridada, isaga oo howlihiisa ashahaado ladirinimo ka waday wilaayada islaamiga ah ee Shabeellada-hoose lana shaqaynayay mudo Sideed bilood ah.

Xasan Maxamed Aadan oo ku magac dheer (Xasan Booyow) waa jaasuuska Afaraad ee kamid ah basaasinta cadowga Allaah ee lagu toogtey magaalada Jilib. Mujrimkaan waxaa uu la shaqeynayay sirdoonka saliibiyiinta Maraykanka, isagoo ka howl galayey wilaayaadka Islaamiga ah ee Jubbada dhexe, Jubbada hoose.

Basaaskaan ayaa howlihiisa basaasnimo kasoo bilaabay magaalada Mogdisho halkaas oo uu ka gudbin jiray xogaha gaadiidlayda muslimiinta ee isaga safarta dhulka lagu xukumo shareecada islaamka iyo kuwa cadowgu haysto, isaga oo sabab unoqday xariga 12 ruux oo muslimiin, ku dhawaad labi sano oo uu waday shirqoolada ka dhanka ah islaamka, aya Allah fadligii gacanta lagu soo dhigay, islamarkaana la marsiiyay cadaalada loogana aarguday muslimiintii dhibanaha u ahaa.

Jaasuuska Shanaad uguna danbeeyay waa Mujrim Xasan Cali Maxamed, da’diisu tahay 29 jir, basaaskaan ayaana ka howlagayay wilaayada islaamiga ah ee Shabeellada-Dhexe isaga oo ka danbeeyay duqeymo dhowr ah oo ay fuliyeen diyaaradaha saliibiyiinta, kadib mudo labo sano ah uu ku howlanaa dhibaateynta muslimiinta ayaa ugu danbeyn gacanta lagu soo dhigay.

Kani waa masiirka jaasuus waliba oo basaas u ah cadowga Allaah, waana halka uu ku danbaynayo mujrimkasta oo ka xuubsiibta diinta islaamka, duunyo yarna dhaafsada, si kasta oo ay isku qariiyaan, hadana maalin uun waa la marsiin doona xukunka ay mudanyihiin loogana aargudi doonna muslimiinta lagu dhibaateeyay sababtooda, jaasuus walibana ha ogaado in maalin la kashfin doonno si kasta oo ay muslimiintu isugu ekaysiiyaan. Humul Cadwu Faxdarum Qaatalahumullaahi Anaa Yu’fakuun.

Halkan Ka Dhageyso Qaadiga Maxakamada Iyo Xogta Oo Dhameystiran

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2026/01/Jawaasiis-lagu-dilay-Jilib.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-08-1447 Hijri.
Next: Suudaan…Dagaallo culus oo ka socda goobo istaraatiiji ah oo u dhow xadka Itoobiya.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-09-1447-Hijri.

March 15, 2026
Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Madaxyada Looga Guray Fagaare Kuyaal Jilib.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Madaxyada Looga Guray Fagaare Kuyaal Jilib.

March 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-09-1447-Hijri

March 14, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada