Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Fano Oo Guulo Ka Sheegatay Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Kuyaal Waqooyiga Gonder.
  • Allposts
  • Warar

Fano Oo Guulo Ka Sheegatay Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Kuyaal Waqooyiga Gonder.

November 19, 2025

Dagaallo culus oo qaatay muddo 4 maalmood ah ayaa ka dhacay deegaanno dhaca waqooyiga mandiqadda Gonder ee ismaamulka Axmaarada, halkaas oo ay isku hayaan maleeshiyada fallaagada Fano iyo ciidanka millatariga.

Jabhadda Fano ayaa baraha taabacsan ku faafisay in maleeshiyadoodu dhan walba ka hareereeyeen ciidamo ka tirsan kuwa xukuumadda Abiy oo loo soo hubeeyay inay la wareegaan deegaannada Ajire-Janora iyo Dabat Woreda oo kuyaalla waqooyiga Gonder, waxaana halkaas ka dhacay dagaallo culus oo u dhaxeeyay labada ciidan.

Kooxdan waxay sheegtay inay si buuxda u go’doomisay ciidamada dowladda Itoobiya oo isku dayay inay aagga ka baxaan, waxayna sheegeen in ciidanka millatariga uu sameeyay isku day uu meesha uga saarayo ciidankiisa, isaga oo ciidamo badan oo gurmad ah ka keenay magaalooyin badan. balse ay fashiliyeen.

Dagaallada xooggooda waxay sheegeen inay dhaceen 17-ka bishan, kuwaas oo ka dhacay agagaarka Ajire–Janora, Fano waxay sheegtay in dagaalkii ugu adkaa uu ka dhacay Enqash, halkaas oo iska-horimaadku uu si toos ah u socday ilaa 18-ka Noofambar.

Inkastoo aan ilaa hadda si rasmi ah loo ogayn inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay dagaalladan 4-ta maalmood socday, waxaa dhanka kale Fano ay sheegtay in ciidanka Itoobiya ay goobaha dagaalka ka qaateen 18 askari oo qaba dhaawacyo culus, kuwaas oo sida ay sheegeen ku dhaawacmay dagaalkii ugu cuslaa ee ka dhacay Enqash.

Dagaalladan ayaa kusoo beegmaya xilli Itoobiya ay wajahayso dagaallo lafa-jebis ah oo u dhaxeeya ciidanka millatariga Itoobiya iyo jabhadaha hubeysan ee kasoo horjeeda nidaamka uu hoggaamiyo Abiy Axmed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-05-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-05-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-05-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-05-1447-Hijri.

November 20, 2025
Shacabka Dayniile Oo Cabasho Ka Muujiyay Dhul-boobka Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shacabka Dayniile Oo Cabasho Ka Muujiyay Dhul-boobka Kooxda Gurguurte.

November 20, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-05-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-05-1447 Hijri.

November 20, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)

November 17, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)

November 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)

November 1, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)

October 27, 2025

Sawirro

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada