Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Fano Oo Sheegatay Inay Jebisay Ciidanka Abiy Deegaanna Kala Wareegtay.
  • Allposts
  • Warar

Fano Oo Sheegatay Inay Jebisay Ciidanka Abiy Deegaanna Kala Wareegtay.

February 12, 2024

Ciidanka kooxda jabhadda xoraynta dadka Axmaarada ee lagu magacaabo Fano ayaa sheegtay in dagaallo culus oo ka dhacay deegaanka Debre Zebit  oo ka tirsan gobolka Wollo ee hoostaga ismaamulka Axmaarada, halkaas oo ay gacanta ku hayeen ciidamo daacad u ah maamulka Abiy Axmed.

Warbaahinta ku hadasha afka kooxaha hubeysan ee Axmaarada waxay sheegtay in dagaallada ka dhacay deegaanka Debre Zebit ay ciidanka Fano si wayn ugu jabiyeen ciidanka daacadda u ah Abiy Axmed, waxayna sheegeen in sidoo kale intii ay dagaalladu halkaasi ka socdeen ay ciidanka Fano gacanta ku dhigeen hub aad u fara badan.

Dhanka kale, waxay kooxda xoraynta dadka Axmaarada ee Faano sheegtay in dagaallo ka dhacay deegaanka Chagni oo ka tirsan Gojjam ay ku dhishay labaatameeyo ka tirsan ciidanka millatariga Itoobiya, xilli dagaallada u dhaxeeya labada dhinac ay soo xoogeysanayaan.

Labaatan askari ee ciidanka Abiy looga dilay deegaanka Chagni ayaa ku biiraya tobannaan ciidamo ah oo millatariga Itoobiya maalmihii lasoo dhaafay looga laayay gobolka Axmaarada, waxaana dagaaladaas oo mid ka mida ka dhacay  deegaanka Minjar Shewa lagu dilay 12 askari, sidoo kalena waxay Fano sheegtay inay ku gubtay saddex baabuur oo ay lahaayeen ciidanka millatariga, dagaalladaas oo saddex maalmood socday ayaa soo dhamaaday 8-da bishan, sida lagu shaaciyay warbaahinta Axmaarada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-08-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-08-1445-Hijri.

Related Stories

Dhagayso Sh Abu Muscab Oo Xaqiijiyay In Camaliyaddii Jaalle Siyaad Lagu Dilay Saraakiil Reer Yurub Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sh Abu Muscab Oo Xaqiijiyay In Camaliyaddii Jaalle Siyaad Lagu Dilay Saraakiil Reer Yurub Ah.

July 9, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-01-1447-Hijri.

July 9, 2025
OLA Oo La Sheegay Inay Gudaha U Gashay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Benishangul-gumuz.
  • Allposts
  • Warar

OLA Oo La Sheegay Inay Gudaha U Gashay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Benishangul-gumuz.

July 9, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)

June 20, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada