Mu’assasada Al-kataa ib Garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Ballan Qaaday In Goordhaw Baahindoonta Kalimad cusub oo uu jeedinayo Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah Xafidahullaah.
Kalimadan Cusub oo ah mid xiiso gaar ah xambaarsan ayaa si aad ah loo wada sugayaa, Waxeyna Idaacadda Andalus Dhageystayaasheeda u ballan qaaday in Kalimadan goordhaw markii ay Baahisay Al-kataa ib ay ku dhageysan doonaan Barnaamijka Faafreebka Wararka.
Goordhaw Filo Kalimadda Sheykhil Amiir Abuu Cubeydah.
Calamada.com