Dhawaan idaacadda Alandalus waxa ka baxay ogaysiis loo diray abwaanada Soomaaliyeed, ogaysiiskaas oo ujeedkiisu ahaa in abwaanada Soomaaliyeed ee xaq u dirirka ahi ay suugaantooda uga qayb qaataan jawaabta la siinayo Yahuudda iyo cidda Keentay.
Sidaa darteed bogga Calamadu wuxu bilaabayaa in uu idiin soo gudbiyo gabayo silsilad ah oo dhammaantood ku wajahan Yahuudda iyo cidda keentay, maantana waxan idiin soo gudbinaynaa gabayga 3aad oo ah gabay qiimo badan oo uu tiriyay abwaan Cumar Budul.
Halkan ka dhagayso ama ka dagso gabayga.