Howlgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Marka ee wilaayada Sh/hoose, ayaa lagu dilay murtad Maxamed Sh. Cusmaan Nuur , kaasi oo ahaa gacan-yarihii guddoomiyaha maamulka Riddada ah ugu magacaaban deegaanka Number-50 ee Sh/hoose.
Isla Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhiga ciidamada kuffaarta Yugaandha ay kaga suganyihiin buundada deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Howlgalladan waxay qayb ka yihiin weerarada culus ee ciidanka mujaahidiintu ka wadaan Sh/hoose, kuwaas oo lagu beegsanayo ciidamada kuffaarta Afrinaata iyo maleeshiyaadka murtadiinta ee duullaanka ashahaada la dirirka ah ku jooga wilaayadaasi.