Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Garaad Kasoo Jeeda Laasqoray “Xassan Sheekh Ayaa Dhulkeena Yahuud Ka Gaday”
  • Allposts
  • Warar

Garaad Kasoo Jeeda Laasqoray “Xassan Sheekh Ayaa Dhulkeena Yahuud Ka Gaday”

November 17, 2022

Garaad Maxamuud Cabdikariim Cabdilfataax oo kasoo jeeda degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag oo si muuqaal ah ula hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay arrin halis badan oo ka taagan duleedka degmada Laasqoray.

Garaadku wuxu si cad u sheegay in Xassan Sheekh Maxamuud iyo Deni ay Yahuudda iyo Imaaraadka ka gadeen dhul baaxad leh oo la yaraahdo Cadcaddo iyo Durduri oo u dhow degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, dhulkaas oo qani ku ah macdanta noocyadeeda kala duwan.

Garaadku wuxu caddeeyay in Yahuudu ay saldhigyo ka samaysteen dhulkaas oo ay ciidamo calooshood u shaqaystayaal ah keensadeen, ayna rabaan inay xoog ku gurtaan macdanta dhulkaas taalla, waxaana goobtaas u dhow godadka dahabka laga qodo oo dhalinyaro badan ay u shaqo tagaan.

Garaadka ayaa wacad ku maray in aanay yeeli doonin in dhulkan oo illaahay iyaga masuuliyaddiisa saaray laga iibiyo Yahuud iyo Imaaraad oo xoog lagu gurto macdanta. wuxuu sheegay in awowyaashoodii ay marhore diideen in dhulkan gaal soo galo, maanta oo sabanka kan la joogo yeeli mayno ayuu yiri in gaalo iyo gumayste la keeno.

Garaadka ayaa baaq u diray Xassan sheekh iyo Deni oo uu sheegay in iyagu gadeen dhulkan, wuxuna ku yiri “waxan leenahay Xassan sheekh iyo Deni degmada Laasqoray gadmi mayso”

Mar la waydiiyay garaadka caddaynta uu hayo, wuxu sheegay in caalamka oo dhan laga ogyahay oo wax qarsoon aysan ahayn, 30 duulimaad ayay ku yimaadeen oo qalabkii oo dhan way keensadeen, Boosaaso ayayna kasoo dajisteen qalabka, goobihii iyo saldhigyadii ay dagi lahaayeenna waa la calaamadeyey ayuu yiri garaadku.

Si kastaba ha ahaatee Xasan Sheekh ayaa marar badan waxa lagu eedeeyaa in uu caan ku yahay in dowladaha iyo shirkadaha shisheeye uu u saxiixo hantida ma guurtada ah ee Soomaalidu ay leedahay, isagoo ku badalanaya hunguri yar oo jeebka la gashado ama ballan qaadyo been ah, waxana markhaati loosoo qaataa mudadii yarayd ee hadda uu talada kusoo laabtay in laga saxiixday heshiisyo tiro badan, waxana heshiisyada ugu badan loo saxeexay dalka Yugandha oo uu labo jeer ku laabtay, waxaana heshiisyadii uu la galay xukuumada Kampala fashiliyey madaxwaynaha Yugaandha oo sheegay in Soomaaliya laga dhargay, iyaguna hadda usoo jeedsadeen sidii ay uga macaashi lahaayene kheyraadka ceegaaga gudaheeda ee la kala boobayo.

Hoos Ka Daawo Qaylo dhaanta Garaadka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-4-1444 Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-4-1444 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Jammaame.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Jammaame.

March 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-09-1447-Hijri

March 1, 2026
Daawo Weerarkii Lagu Laayay Saraakiisha Reer Galbeedka Iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Weerarkii Lagu Laayay Saraakiisha Reer Galbeedka Iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

March 1, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada