Howlgal gaar ah oo ciidamo ka tirsan mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Buulamareer ee wilaayada Sh/hoose, ayaa lagu dilay murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Muxuyadiin Khaliif Caliyow, oo ahaa guddoomiyihii maamulka Riddada ah ee Buulamareer. wuxuuna murtadkan dhibaato ku hayey shacabka muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaankaasi.
Dhanka kale, ciidamada guutasda madaafiicda mujahidiinta waxay caawa weerar madaafiic ah ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee Hiilweyne oo ku taala inta udhaxeysa Muqdisho iyo Balcad, waxaana jira khasaare gaaray Riddada.
Geesta kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee Bur-jeed ee hoostaga magaalada Baydhaba, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.