Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Halkan Ka Daawo Qaybtii Labaad Ee Waraysiga Sheekh Cali Dheere.
  • Allposts
  • Warar

Halkan Ka Daawo Qaybtii Labaad Ee Waraysiga Sheekh Cali Dheere.

November 10, 2022

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa abaaro 8:00 fiidnimo ee caawa baahisay qeybta 2-aad ee wareysiga ay la yeelatay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) Wareysigan oo lagu weydiiyay su’aalo muhiim ah oo ay bulshadu u baahi qabto xambaarsan macluumaadyo iyo xogo badan oo ku saabsan mawaaqifta Xarakada Al-Shabaab iyo arrimo kale.

Sheekh Cali Dheere oo wax laga weydiiyay dagaalka uu Xassan Sheekh ku dhawaaqay iyo sida uu u dhigay oo ahayd in DF qabaa’il adeegsanayso ayaa waxaa jawaabihiisii kamid ahaa: “Soomaalida markii qabiil la isugu dilaayay waxaa la rabay in sidaan maanta ay tahay loo kala googooyo, oo hadda sidaad dareemeysaan dowlad goboleedyadu maxay ku dhisan yihiin, qabiil ayay ku dhisan yihiin, ridadu maxay ku dhisan tahay, qabyaalad si loo gaarsiiyo heerkaan isaga ah hubka la isugu dhiibi jiray waxaana ka shaqeyn jiray hey’ado ay gaaladu sameysatay, hey’adahaasina waxaa ugu waaweynaa CRD Xassan Sheekh-na iyo in badan oo dowladdiisa ahna waxay kamid ahaayeen CRD” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yiri: “waa nimankii shaqadan qaban jiray oo ummadda hubka isugu dhiibi jiray, xuduudaha beentana u kala sameyn jiray dhibaatada ka shaqeyn jiray, nimankaa ayuu kasoo jeedaa, marka aan ku leeyahay mukulaali madax doolli kama xajiso, shaqadii ayuu wali wadaa xataa haddii buhtaanan wazuuran uu sheegtay madaxweyne Soomaaliyeed inuu yahay hadafkii gaaladii hore ayuu wali xoojinaa markaasuu rabaa haddana isagoo magac dowlad sheeganaya haddana inuu dadka hubka isugu dhiibo oo uu soo nooleeyo kuwii sharta qabiilka hurin jiray, oo uu soo nooleeyo mooryaantii qabiilka ee wadooyinka istaagi jirtay, oo uu soo nooleeyo kuwii haweenka kufsan jirtay, waa uun shaqadiisii hore ee CRD, tii baa marka magac dowladeed loo yeelay” ayuu mar kale yiri Sheekh Cali Dheere.

Intii uu socday wareysiga waxaa Sheekh Cali Dheere la weydiiyay su’aal ku saabsanayd eedeymaha wadaadaha DF kasoo baxay ee ah in Al-Shabaab ay dhiiga dadka muslimiinta ah xalaashadeed waxaana uu ku jawaabay: “annaga ahlu towxiidka iyo dadka muslimiinta ah dhiiggoodu waa inaga xaaraan Ilaahey baana xarrimay subxaanahu watacaalaa Ilaahey wuxuu xarrimayna uma gudbeyno annagoo og, tusaale waxaa kuugu filan haddaan annaga dhiig muslim iska daadineyno wilaayaatka maxaan dadka ugu leyn weynay? suuqyada bakaaraha iyo suuq bacaad maxaan dadka faraha badan ee dhooban ugu leyn weynay? haddii loola jeedo islaamnimada ninka murtadka ah ee cadawgaas soo hor jooga ee cadawgaa indhaha u ah ee gacan yaraha u ah ee muslimiinta cawraadkooda tusaya haddii muslimiin loola jeedo innaga kuwaa muslim uma naqaano”

Su’aalihii ugu muhiimsanaa ee la weydiiyay waxaa kamid ahaa inuu soo bandhigo wax muuqda oo la taaban karo oo ay bulshada u qabteen mudada dheer ee ay maamulayaan koofurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaana uu arrintaasi ka bixiyay jawaab ku aadan wax qabadkooda. “Alxamdulillaah wax qabadkeena gaal iyo musilm ayaa ka marqaati ah tusaale, qof bani’aadam ah wuxuu helo waxaa ugu wanaagsan cadaalad in wilaayaatka islaamiga loo soo cadaalad doonanaayo muslim iyo gaal ayaa ka marqaati kacaya waxay gaal iyo muslim marqaati nooga yihiin dhulka wilaayaatka ee shareecada islaamka lagu dhaqo inuu yahay dhulka ugu ammaansan caalamka, dad aan lagu dhicin, gabdho aan lagu kufsanin, qabiil qabiil ku duulin yacni amni iyo istiqraar, gaaladaa ka marqaati ah muslim warkiisa iska daa” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Arrimo intan ka badan ayuu wareysigu xambaarsan yahay, waxaadna kala degi kartaa linkiga hoose.
HALKAN KA DEGSO QEYBTA 2-AAD EE WAREYSIGA SH CALI DHEERE

Xigasho radioalfruqaan.com

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -16-4-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-4-1444 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Jammaame.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Jammaame.

March 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-09-1447-Hijri

March 1, 2026
Daawo Weerarkii Lagu Laayay Saraakiisha Reer Galbeedka Iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Weerarkii Lagu Laayay Saraakiisha Reer Galbeedka Iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

March 1, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada