Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah udhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waa wayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.
Faafreebka Wararka -29_Rabiicul thanii1444-Hijri.