Hawlgalka barakaysan ee caawa ciidamada mujaahidiintu ka wadaan xarunta dhismaha Godka Jilicow ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa mujaahidiintu waxay ugu magac dareen “عملية نصرة المظلومين” oo macneheedu yahay “Hawlgalka u gargaarka kuwa dulman”.
Howlgalka barakaysan ayaa loogu aargudayay kumanaan shacab Muslimiin ah oo ay murtadiinta loogu yeero NISA ee sirdoonka Riddada ah ku ciqaabeen xaruntan maanta la weeraray.
Tiro badan oo muslimiintii xaruntaas ku xirnaa ayaa xabsiga laga sii daayay, murtadiintii ka masuulka ahaa dhibaatayntoodana waxay noqdeen qaar la dilay, qaar la dhaawacay iyo qaar naftooda la baxsaday.