Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay howlgal qorshaysan ka fuliyeen xaafadda Bonkey ee gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay Riddada.
Howlgalkan qorsheysan waxay ciidamada Mujaahidiintu ku dileen ugu yaraan hal askari oo murtad ah, halka sidoo kale uu dhaawac kasoo gaaray askari kale, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu qaniimeysteen oo soo furteen hal qori oo Ak47 ah.
Howlgalkan ayaa kusoo beegmaya xilli howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen agagaarka garoonka Baydhaba lagu dilay shan askari oo Itoobiyaan ah, halka lagu dhaawacay 4 kale oo isla Itoobiyaan ah.