Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen qeybo ka mid ah Wilaayada Shabeelada Hoose kaasi oo Faahfaahin laga helayo.
Weerarkan qorsheysan waxey Ciidamada Mujaahiidinta sigaar ah uga fuliyeen duleedka Degmada Qoryooley ee Wilaayaaasi.
Ciidamada Mujaahidiinta waxey weerar qorsheysan la beegsadeen Maleeshiyaat ka tirsan Dowladda Ridada oo doonayay iney dhac iyo Dhibaateyn kale dadka Shacabka ugu geystaan duleedka Degmada Qoryooley.
Maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa markii ay ka warhaleen Rasaasta Mujaahidiinta bilaabay iney u cararaan dhanka Qoryooley oo markii hore ay kasoo baxeen.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Howlgalkan qorsheysan ku qabtay Askari Nool oo ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta iyo Qori iyo Boosh uu ku hubeysnaay askarigaasi, Waxeyna ula dhaqaaqeen Goob Amaan ah.
Calamada.com