Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 100 Falastiiniyiin Ah Oo Ku Shahiiday Duqaymo Ka Dhacay Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 100 Falastiiniyiin Ah Oo Ku Shahiiday Duqaymo Ka Dhacay Gaza.

October 29, 2025

Maamulka sahaayinada Yahuudda, ayaa jebiyay xabad joojinta laga gaaray dagaalkii ka socday Gaza, waxayna saacadihii ugu dambeeyay xasuuq daran u gaysteen dadka rayidka ah ee ku dhaqan marinkaasi.

Inka badan 100 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku shahiiday duqaymo culus oo marinka ka dhacay muddo 12 saacadood gudahood, kuwaas oo ay ku jiraan 35 carruur ah.

Ciidanka gumeystaha ayaa lasoo wariyay inay duqaymo culus ku beegsadeen guryo iyo teendhooyin ay degganaayeen dad barakacayaal, xasuuqan ayayna Yahuuddu ku jebisay heshiiskkii xabad joojin ee ay la gashay kooxaha wax iska caabinta.

Csbitaalka Naasir ayaa sheegay in ugu yaraan 20 oo shuhado ah lasoo gaar-siiyay, kuwaas oo lagu dilay weeraro ka dhacay Khaan Yuunis, mid ka mid ah ragga sida firfircoon usoo tebiya dhacdooyinka marinka, ayaa soo sheegay in Yahuuddu duqeymo culus ka gaysteen bartamaha iyo waqooyiga magaalada Rafax.

Ilo wareedyo caafimaad ayaa dhankooda sheegay in cisbitaalka Shuhada Al-Aqsa loo soo gaarsiiyay shan qof oo shuhado ah, kuwaas oo lagu beegsaday teendho ay ku jireen barakacayaal oo kutaal Dayrul-balax.

Waaxda difaaca madaniga Gaza ayaa war ay soo saartay waxay ku baaqday Xabbad joojin degdeg ah oo dhammeystiran iyo joojinta cudwaanka joogtada ah ee Yahuuddu ku hayso Gaza, sidoo kalena furmaan marinno amaan ah si shidaal, qalab iyo agab muhiim ah loo soo gaarsiiyo muslimiinta reer Gaza.

Maamulka Yahuudda ayaa caan ku ah gummaadka dadka muslimiinta ah ee reer Gaza iyo inuu ka baxo heshiisyada xabad joojinta ah ee looga dhawaaqo marinka, gumeystaha ayaa sii wada duqeymiisa Qaza, waxayna taas keentay in inka badan 150 qof lagu dilo marinka tan iyo markii la shaaciyay heshiiska.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -07-05-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -08-05-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada