Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan Toban Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Noqday.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan Toban Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Noqday.

October 9, 2019

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho kaasi oo lala beegsaday Maleeshiyaatka Dowladda Federaalka.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka, Waxa uu qaraxa ka dhacay Wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye.

Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa lagu dilay Todobo askari oo ka tirsan Maleeshiyaatka Booliska sida gaarka ah u tababaran waxaana ku dhaawacmay Afar askari kuwaasi oo dhaawacyooda ay culusiyihiin.

Dhanka Gudaha Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho waxey Ciidamada Mujaahidiinta howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Hodan ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka Dowladda Ridada ugu magacaaban degamdaasi.

Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Murtad Muxamed Nuur Caano Boora, waxa uuna dilkiisa sigaar ah kaga dhacay Xaafadda Siigaale ee degmada Hodan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xog Laga Helayo Dilka Axmed Madheyto.
Next: Hogaanka Dowladda Federaalka Oo Lacag Fara Badan Lunsaday.

Related Stories

Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.

October 4, 2025
Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.

October 4, 2025
“Hawlgalka U Gargaarka Kuwa Dulman” Oo Loogu Magac-daray Weerarka Ka Socdo Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

“Hawlgalka U Gargaarka Kuwa Dulman” Oo Loogu Magac-daray Weerarka Ka Socdo Muqdisho.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada