Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Oo Bilooyin Ku Kordhisay Xaaladda Ay Kusoo Rogtay Gobolka Axmaarada.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Bilooyin Ku Kordhisay Xaaladda Ay Kusoo Rogtay Gobolka Axmaarada.

February 2, 2024

Xildhibaannada baarlamaanka ee dowladda Itoobiya, ayaa fadhi gaar ah oo ay maanta yeesheen si aqlabiyad leh ugu ansixiyay muddo kordhin afar bilood ah in lagu daro xaalad deg deg ah oo dowladda ay sannadkii hore kusoo rogtay gobolka Axmaarada ee dhaca waqooyiga dalkaasi.

Baarlamaanka dowladda Itoobiya ayaa laga soo xigtay in fadhiga muddo kordhinta lagu sameeyay uu xubnaha hor  keenay waziirka cadaaladda ee dowladda, sidaasna ay u ansixiyeen muddo kordhin afar bilood ah oo lagu kordhiyay xaaladda deg degta ah ee dowladdu kusoo rogtay gobolkan dhaca waqooyiga.

Inta badan xubnaha golaha oo boqolkiisa 95 ka tirsan xisbiga uu Abiy hoggaamiyo ee magaciisa loo soo gaabiyo (PP), ayaa ansixiyay muddo kordhinta 4-ta bilood ah, waxaana diiday laba xubnood, halka ay ka aamuseen saddex kale, sida ay sheegtay warbaahinta Itoobiya,

Go’aankan ayaa kusoo beegmaya, xilli dowladda uu hoggaanka u hayo Abiy Axmed ay wajahayso dagaal millatari oo kaga imaanaya dhanka jabhadda xoraynta dadka Axmaarada ee loo yaqaan Fano, sannadkii tagay ayay dowladdu soo rogtay xaalad deg deg ah oo soconaysa muddo lix bilood ah, taasi oo ka dhaqan gasgat gobolka Ahmara, wallow uu culayska kusii kordhay millatariga.

Warbaahinta deegaanka Axmaaradu waxay go’aankan lagu kordhiyay  xaaladda deg deg ah kaddib, sheegtay in 60% ay hadda si rasmi ah gobolka Axmaarada u maamulaan kooxda Fano oo ah awood millatari oo ka dhan ah ciidamada Abiy Axmed, waxayna maalimihii u dambeeyay la wareegeen gacan ku haynta deegaanno iyo magaalooyin ay gacanta ku hayeen ciidanka millatariga.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-07-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 22-07-1445 Hijri.

Related Stories

Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Baay, Bakool, Sh/hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Baay, Bakool, Sh/hoose Iyo Gedo.

March 8, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 19-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 19-09-1447-Hijri.

March 8, 2026
Itoobiya Oo Shaacisay Qorshe Ay Doonayso In Damaceeda Badeed Ay Ku Hir-geliso.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Shaacisay Qorshe Ay Doonayso In Damaceeda Badeed Ay Ku Hir-geliso.

March 8, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada