Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jawaasiis Lagu Toogtay Fagaaraha Degmada Jamaame+Magacyo.
  • Allposts
  • Warar

Jawaasiis Lagu Toogtay Fagaaraha Degmada Jamaame+Magacyo.

April 15, 2020

Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ku waramaya in maxkamadda islaamiga ee wilaayada Jubbooyinka ay fulisay xukun dil ah oo lagu oogay rag basaas u ahaa sirdoonnada Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.

Ragga basaaska u ahaa  Dowladda federaalka iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada  ee Jamaame lagu toogtay ayaa waxay tiradoodu gaareysa lix ruux, waxaana fagaaraha isugu yimid dadweyne aad u farabadan oo ku faraxsanaa xukunka.

Qaadiga ayaa faahfaahin ka bixiyay shaqooyinkii ay hayeen 6-dan xubnood ugu dambeyntiina wuxuu sheegay in xukunkoodu uu yahay “Xaddu-riddah”

Magacyada Jawaasiista Lagu Fuliyay Xaddu Riddah Oo Dil Ah.

1-Maxamada Iidow Aadan oo loo yaqaano Tareeso, wuxuu u shaqeynayay Sirdoonka Kooxda Ridada Somalia.

2-Aadan Cabdullaahi Xaaji Aadan Boorow, wuxuu u shaqeynayay sirdoonka Kooxda Ridada Somalia.

3-Cusmaan Cabdulle Afrax oo u shaqeynayay Sirdoonka Kooxda Ridada Somalia.

4-Xassan Hafow Saney wuxuu u shaqeynayay sirdoonka maamulka Ashahaado la dirirka Jubbaland.

5-Maxamada Cali Madkeerow (Qoryooley) wuxuu u shaqeynayay Sirdoonka maamulka Ashahaado la dirirka Koonfur Galbeed.

6-Hilowle Bashiir Aadan oo u shaqeynayay Sirdoonka maamulka Ashahaado la dirirka Koonfur Galbeed.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Culus Oo Ka Kala Dhacay Baraawe Iyo Qoryooley.
Next: Cabdi Llaahi Muxamed Oo Howlgal Gaar Ah Lagu Dilay.

Related Stories

Akhriso Khasaaraha Horudhaca Ah Ee Kooxda Gurguurte Kasoo Gaaray Weerarkii Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Khasaaraha Horudhaca Ah Ee Kooxda Gurguurte Kasoo Gaaray Weerarkii Godka Jilicoow.

October 5, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-04-1447 Hijri.

October 5, 2025
Warsaxaafadeed: “Faahfaahin: Mujaahidiinta Oo Weerar Ku Qaaday Godka Jilicoow”.
  • Allposts
  • Warar

Warsaxaafadeed: “Faahfaahin: Mujaahidiinta Oo Weerar Ku Qaaday Godka Jilicoow”.

October 5, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada