Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan saliibiyiinta Kenya ayaa ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Gaarisa ee dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.
Qaraxa ayaa beegsaday kolonyada saliibiyiinta oo kasoo baxay deegaanka Weel-mareeer kuna sii jeeday Yuunbis ee dhaca gobolka Gaarissa, waxaana jira khasaare kala duwan oo saliibiyiinta soo gaaray.
Howlgalka ayaa Allaah fadligiis lagu burburiyay gaari Beebo ah waxaana dhimasho iyo dhaawac noqday ciidamadii Kuffaarta Kenya ee la socotay gaariga Beebaha ee la burburiyay.