Xaafadaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa goordhow si watn looga maqlay jugta qarax culus oo lagu beegsaday madaxweynaha kooxda Riddada Soomaaliya, murtad Xassan Sheekh Maxamuud.
War kooban oo kasoo baxay mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in qarax culus oo ka dhacay albaabka madaxtooyada villa Soomaaliya ee Muqdisho lagu beegsaday kolonyo uu la socday Xassan Gurguurte xilli uu kusii jeeday dhanka garoonka diyaaradaha.
La soco wixii kordha insha’Allaah.