Shariif Shaacib Muxamad waa Kolaneyl kamid ahaa saraakiishii hore ee wadanka gaar ahaan wuxuu kamid ahaa ciidankii Kumaandooska.
Wareysi dheer oo ay la yeelatay Idaacadda Alfurqaan wuxuu kaga sheekeeyay taariikh nololeedkiisa iyo maraaxishii ay soo mareen ciidankii uu kamidka ahaa.
Sheekadiisa waxaa ku jira qisooyin la yaab leh iyo aqoon dhanka taariikhda ciidanka ah isagoo dhanka kale isbarbardhig ku sameynaya askartii hore iyo kuwa dowladda Federaalka ee la shaqeeya cadowga Soomaaliyeed sida Kenya iyo Itoobiya.
Shariif Shaacib intii uu kamid ah Kumaandooska Soomaaliya wuxuu muddo 28 jeer ah kasoo booday diyaarad hawada ku jirta dhulkana ka sarraysa in ku dhow 10KM.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Shariif Shaacib.
Somali hore waayay dadkaas hada xaalada sidi hore ma,ahan somali halowday ayaa nahaysato diinti iyo dhaqanba ka tagtay, mahadsanidiin