Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad 30 Ruux Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 30 Ruux Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Itoobiya.

February 24, 2020

Wararka ka imaanayo dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Bomb gacmeed lagu weeraray iskusoo bax ay dhigayen taageerayaasha Abiy Axmed kaas oo ka dhacay Magalada Ambo ee dhacda koofurta wadankaasi.

Ugu yaraan 29 qof Ethiopian ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen weerarkan kuwaas oo la dhigay goobaha caafimaadka waxaana lagusoo waramayaa in qaar kamid ah dadkaasi xaaladooda laga dayrinayo.

Warbahinta gudaha ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay in qaraxa lagu weeraray isku soo bax ay dhigayeen taageerayaasha Raysal Wasaare Abiy Axmed, maadama ay soo dhowdahay doorashada dalka Ethiopia taas oo la qaban doono bisha August ee soo socota.

Taliyaha police-ka gobolka Oromiya ayaa ka dhawaajiyay in ku dhawaad 20 qof oo kamid ah dadkii ku dhawacmay weerarka ay xaaladooda soo hagaageyso halka ay jiraan tiro kale oo halis ah wuxuuna carrabka ku dhuftay in illaa lix qof loo xiray kiiskaasi.

Raysal Wasaare Abiy Axmed ayaa la qorsheynayay in uu soo xaadiro goobta uu qaraxu ka dhacay balse waxaa la xaqiijiyay inuusan fagaaraha ku sugneyn xiliga uu weerarku dhacayay ilaa hadana ma cada cida sida tooska ah loo bartilmaameedsaday.

Lama oga cidda sida rasmiga ah kaga danbeysay weerarka qararaxa ah ee ka dhacay gudaha dalka Ethiopia, balse dalkan ayaa 2di sanadadi ee lasoo dhaafay marti galiyey weeraro iyo is qabqabsi u dhexeeyo qowmiyadaha halkaas wada daga dad badan ayaana isweydiinaya qaabka ay ku dhici doonto doorashada la qorsheynayo Bisha August ee soo socota.

Waa weerarkii labaad oo lala beegsado Isku baxyada lagu taageerayo Abiy Axmed waxaana la xasuusta in sidan oo kale 23kii Bisha June sanadki 2018ka, uu Raysal wazaaraha Ethiopia ka badbaaday isku day dil oo lala damacsanaa, kaas oo ka dhacay fagaaraha Meskel ee kuyaala bartamaha Addis Ababa, halkaas oo ay ku dhinten tiro dad ah, kuwa kalena ay ku dhawacmeen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askari Burundeys Ah Oo Lagu Dilay Shabeelada Dhexe.
Next: Hoggaanka Sare Ee Shabaabul Mujaahidiin Oo Bayaan Kasoo Saaray Istish-haadka Amiirkii Mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Ramadaan-1447-Hijri

March 5, 2026
4 Carruur Ah Oo Ku Dhintay Duqeyn Diyaarad Drone Ah Ka Geysatay Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

4 Carruur Ah Oo Ku Dhintay Duqeyn Diyaarad Drone Ah Ka Geysatay Jabuuti.

March 5, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada