Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Toban Askari Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Toban Askari Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Hiiraan.

October 4, 2018

Qaraxyo gaaraya ilaa Iyo Labo qarax waxaa lala beegsaday kolanyo isugu jirta ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta Jabuuti oo ay la socdaan Maleeshiyaat Murtadiin Somali ah kuwaasi oo ku socdaalaya wadada isku xirta deegaanka Halgan iyo degmada Buulo burte oo ka wada tirsan Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia.

Qaraxa Kowaad ayaa ka dhacay goob ay ku nasanayeen Kolanyadan Kufaarta iyo Murtadiinta isugu jirta,waxaana uu qaraxan sababay khasaara culus oo soo gaartay cadowga.

Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa lagu dilay Todobo askari oo Murtadiinta Jabuuti ah waxaana ku dhaawacmay Hal askari oo Jabuutiyaan ah kuwaasi oo baqtiyadooda iyo dhaawacooda la geeyay deegaanka Halgan waxaana ugu dambeyntii halkaasi ka qaaday diyaarad Elecobtar ah taasi oo  u qaaday dhanka dalka Jabuuti.

Qaraxa Labaad ayaa dhacay kadib markii ay dib usoo laabteen kolanyadii meydadka iyo dhaawacyada askarta Jabuuti geeysay deegaanka Halgan waxa uuna qaraxa labaad ka dhacay meel aan sidaas uga fogeen halkii uu qaraxii hore ka dhacay.

Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in qaraxa Labaad sidoo kale khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay kolanyada Kufaarta iyo Murtadiinta isugu jirta.

Qaraxyadan ayaa imaanaya xilli wax ka badan Todobaad kolayadan ay ku socdaalayaan wadada isku xirta degmooyinka Beledweyne,Halgan iyo Buulo burte oo sida caadada ah la isugu socda wax aan ka badneen Labo saac oo xiriir ah.

Kolanyadan ayaa sidoo kale qaraxyo iyo dagaallo toos ah lagula beegsaday inta u dhaxeysa Beledweyne iyo Halgan weeraradaasi oo khasaara Naf iyo Maal ah lagu gaarsiiyay askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta Jabuuti oo qeyb ka wada ah Cadowga Allaah ee Jinsiyadaha kala duwan leh ee duulaanka kusoo qaaday diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.

Xigasho: Idaacadda Islaamiga Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Duqeynta Degmada Ceelcadde.
Next: Qaraxyo Gaari Gaashaaman Lagu Gubay Oo Muqdisho Ka Dhacay.

Related Stories

Weerar Sarkaal Iyo Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Sarkaal Iyo Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe.

March 8, 2026
Daawo Qaybta 3-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.

March 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-Ramadaan-1447-Hijri

March 8, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada