Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Gaalkacyo ka dhacay howlgal qorshasyan oo lagu dilay murtad jaajuus ah oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Ps-ta dharcadda maamulka ashahaada la dirirka ah ee Puntland gaar ahaa magaalada Gaalkacyo.
Murtadkan jaajuuska ah ee Mujaahidiintu ku dileen gudaha magaalada Gaalkacyo waxaa lagu magacaabi jiray Jamaal Faarax Aadam wuxuuna jaajuuskaas caan ku ahaa dhibaateynta iyo jaajuusida dadka shacabka Muslimka ah ee ay ka muuqato shacaa’irta islaamka.
Haddaba kumuu ahaa murtad Jamaal Faarax Aadam?
Halkan Ka Dhagayso Warbixinta Idaacadda Islaamiga Andalus.
Calamada.com