Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Trump Oo Kala Ceyriyay Dhammaan Shaqaalihii Ka Shaqeynayay Idaacaddii Codka Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Trump Oo Kala Ceyriyay Dhammaan Shaqaalihii Ka Shaqeynayay Idaacaddii Codka Mareykanka.

August 25, 2025

Isagoo fulinaya mid kamida ballanqaadyadiisi ahaa in uu meesha ka saarayo wax walba oo hoos udhigaya dhaqaalaha Mareykanka ayuu saliibiga Donald Trump gebi ahaanba albaaabada isugu laabay idaacaddii ugu afka dheereed ee America ay kula dagaallami jirtay muslimiinta.

Qaraar kasoo baxay xafiiska Trump ayaa lagu kala ceyriyay dhammaan shaqaalihii idaacadda Codka Mareykanka, tallaabada lagu hakiyay shaqadii idaacaddan oo afaf kala duwan ku hadli jirtay ayaa soo billaabay bishii Maarso ee lasoo dhaafay kolkaas oo gebi ahaanba lademiyay qalabkii idaacadda shaqaalahana laga jaray lacagihii mushaaraadka ah oo ay qaadan jireen.

Arrinta cusub ayaa ah in hadda idaacadda gebi ahaanba lagu kala tagay oo lakala ceyriyay dadkii ka shaqeynayay sida sheegayaan qaar kamid ah wariyaashii ka shaqeynayay laanta afka soomaaliga ah.

Baraha bulshada ayay cumaladii idaacaddan ka howlgelayay kusoo bandhigayeen muuqaallada iyagoo lagasii ceyrinayo xaruntan oo ay tobanaan sano ka shaqeynayeen waxayna muujinayeen sida ay uga xunyihiin waxa ku dhacay

Idaacadda codka Mareykanka laamaheeda kala duwan gaar ahaan midda Afsoomaaliga ayay khawanadii ka shaqeynayay iygoo og iyo iyagoon ogeynba diintooda iyo dadkooda kula dagaalamayay 20-kii sano ee lasoo dhaafay waxayna makaroofan u ahaayeen xamlada saliibiga ay ee lagusoo qaaday umadda.

Saraakiil American ah ayaa ku amrayay shaqaalaha in ay calaladooda ka qaataan dhismaha idaacadda waxaana la arkayay iyadoo boorsooyinkooda banaanada loogusoo tuuray.

Malaayiin muslimiin ah oo dadka soomaalidu kamid yihiin ayey dhagahoodu ka nasanayaan beentii iyo buhtaankii ay ku shubi jirtay idaacadda burburtay ee codka Mareykanka.

Idaacaddan laanta afsoomaaliga ayuu Mareykanku hawada soo geliyay sanaddii 2007-dii waxayna lakowsatay duullaankii saliibiga ahaa ee Kufaarta afrikaanta iyo ciidamada xabashida Itoobiya ay kusoo qaadeen soomaaliya.

Allaah fadligiis halka warbaahintii gaalada lagu kala tagay ayay warbaahinta islaamiga ah sii xoojinaysaa shaqada ay uheyso muslimiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-03-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-03-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.

March 5, 2026
Baarlamaanka Daaquudka Ah Oo Ansixiyay Dastuur Cusub Oo Mucaaradku Diidanyihiin.
  • Allposts
  • Warar

Baarlamaanka Daaquudka Ah Oo Ansixiyay Dastuur Cusub Oo Mucaaradku Diidanyihiin.

March 5, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada