Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mac-had Fadhigiisu Yahay Washington Oo Shaaca Ka Qaaday Taag-darrada Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mac-had Fadhigiisu Yahay Washington Oo Shaaca Ka Qaaday Taag-darrada Maleeshiyada Gurguurte.

April 22, 2025

Waxa loogu yeero Institute for the Study of War oo ah machad diiradda saara dagaallada iyo arrimaha ammaanka xaruntiisuna tahay Washington D.C, ayaa warbixin dheer jabka kooxda riddada kasoo gaaray dagaalladii ka dhacay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo sidoo kale biyo-dhaca guullaha ay ku tallaabsadeen geesiyada tawxiidka ee bariga qaaradda Afrika.

Warbixintu waxay xustay in dhabar-jab xooggani uu soo gaaray kooxda riddada Soomaaliya kadib markii mujaahidiintu ay la wareegeen gacan-ku-haynta goobo istaraatiijiya oo ka tirsan wilaayaadka Shabeellaha dhexe, Shabeellaha hoose iyo Hiiraan.

Daraasaddan ayaa lagu sheegay in tan iyo bilowgii March 2025 uu machadku diiwaan-geliyey deggaanno iyo tuulooyin far badan oo mujaahidiintu ay la wareegeen, taas oo sahashay ayuu yiri xoojinta koboca awoodeed ee ciidamada mujaahidiinta ee ku sugan bartamaha Soomaaliya.

Maleeshiyaadka Soomaaliya ayuu machadkani ku tilmaamay kuwo aad u tabar daran, isla markaana Kumanaankooda askari aanay u babac-dhigi karin koox yar oo mujaahidiin ah, sidii dhawaan ka dhacday ayuu yiri dagaalkii degmada Aadan Yabaal ee wilaayada Shabeellaha dhexe.

Waxa kale oo machadka ISW, ka dhawaajiyey in goobihii ay ka baxeen ciidamada midawga Afrika lagu wareejiyey maleeshiyaad aan diyaarsanayn, kuwaas oo saraakiishooduna ku andacoonayso ayuu yiri in hoos u dhac ku yimid taageeradii dhinaca cirka ee ay ka heli jireen saliibiyiinta.

Institute for the Study of War waxa uu ka dhawaajiyey in tan iyo bilawgii sannadkan 2025 la fuliyey ugu yaraan 50 weerar oo dhinac cirka ah, balse duqaymahaasi ay noqdeen hal bacaad lagu lisay, kadib markii ay awood u yeelan waayeen inay hakiyaan horumarrada ballaaran ee geesiyada tawxiidku ay ku tallaabsanayaan.

Guullaha mujaahidiinta ee iska soo daba dhacaya ayay daraasaddu xustay in fashil iyo dibu-dhac istaraatiijiyadeed uu ku yahay kooxda riddada Soomaaliya, isla markaana ay wajahayso culaysyo baaxad leh oo soo food-saaray deggaannada ay maleeshiyaadkoodu u baqa-carareen.

Sidoo kale daraasaddu waxay ka sanqarisay in taqadumka mujaahidiintu uu gebi ahaanba burburiyay dedaallada gulufkii xoogganaa ee ka dhanka ahaa mujaahidiinta ee 2022, kaas oo Maraykanka iyo guud ahaan saliibiyiintu ay ku barbar-taagnaayeen kooxda riddada Soomaaliya.

Machadkan qaabilsan daraasaadka dagaallada ee laga leeyahay Maraykanka, ayaa hoosta ka xariiqay in khasaarahan ballaaran ee soo gaaray kooxda riddada uu wiiqi doono kalsoonidoodii gudaha iyo dibadda, isla markaana aan rajo laga qabin inay kasoo kabtaan jabkaasi soo gaaray.

Warbixinta ISW ayaa sidoo kale ka dhawaajisay in mujaahidiintu ay kaabiga ku hayaan Muqdisho, isla markaana ay wujuud xooggan ku leeyihiin daafaha magaallada, lana wareegeen qaar ka mida deggaannadii ugu muhiimsanaa ee laga difaacayay caasimadda sida Aw-dheegle, Bariire iyo Sabiid.

Hawl-gallada kala duwan ee ay mujaahidiintu ka fulinayaan gudaha iyo hareeraha caasimadda ayay warbixintu tilmaantay inay sii xoogaysanayaan marba marka ka dambaysa, isla markaana sida ay tebisay warbaahinta Al-Shabaab la arkay geesiyada tawxiidka oo ku roondaynaya jidka mara duleedka Muqdisho.

Institute for the Study of War waxa uu tilmaamay in guulaha ay mujaahidiintu ka gaareen bartamaha iyo koonfurta dalka Soomaaliya ay ifafaalo u yihiin isla markaana ay fudaydin doonaan inay si sahal ah ula wareegaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Ka Tirsanaa Maamulka ‘Galmudug’ Oo Lagu Khaarajiyay Galgaduud.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-10-1446 Hijri.

Related Stories

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026
Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada