
Goob joogayaal ayaa sheegay in madaafiicda qaarkood ay burburiyeen saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Bangaraafta loo yaqaan ee Mareykanku tababaray.
Qiic iyo Uura Madoow ayaa cirka isku shareeray hawada deegaanka Bariire waxaana gubtay teendhooyin ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya uga dhax dhisnaa saldhigga labeegsaday.
Iinta la xaqiijiyay duqeyntaan waxaa lagu dilay Todoba askari, Iyadoo Maleeshiyaatka Murtadiinta ay isaga carareen Saldhiga kadib markii dab xoogan uu ka kacay saldhiga.