Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mala Socotaa In Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Uu Yahay Wacel! (WARBIXIN
  • Allposts
  • Warar

Mala Socotaa In Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Uu Yahay Wacel! (WARBIXIN

August 4, 2020

Wazaarada gaashaandhiga Mareykanka ayaa bishii July ee sanadkii 2019ka Stephen Townsend u magacowday taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM, isagoo badalay Generaalkii ka horeeyey ee la oran jiray Thomas Waald Hauser ee dhiigyacabka ahaa.

Warbaahinada caalamka oo warbixino kala duwan ka qoray magacaabista Townsend ayaa diiradda saarayey khibrada ciidan ee Generalka cusub iyo taariikhda military ee uu leeyahay iyo goobihii uu kasoo dagaalamay, iyadoo dhanka kale uu aad u koobnaa falanqeynta iyo diraaseynta shakhsiyada hogaamiyahan iyo halka uu asal ahaan kasoo jeedo.

Stephen Townsend waa Generalka 61 sano jir ah oo ku dhashay magaallo lagu magacaaboScheinfeld oo ku taalla galbeedka dalka Jarmalka. Sida uu sheegayo wargeyska Washington Post waxaa iska dhalay nin Afghani ah iyo haweeney Jarmal ah oo iska zineystay kuwaas oo dhiganayey Jamaacad ku taalla dalka Jarmalka.

Maadama ardayga Afghani ah iyo haweeneyda Jarmalka ah ay ahaayeen kuwo ku jira daraasadooda waxbarasho oo aan isku filneyn, waxaa la sheegay in isagoo 11 maalmood dhalan ku wareejiyeen askari American ah iyo xaaskiisa oo ka shaqeynayey dalka Jarmalka, kuwaas oo Stephen Townsend kusoo barbaariyey xeryaha ciidan ee Mareykanku ku lahaa dalka Jarmalka.

Markii uu Afghansitan U Safray

Wargeyska Washington Post ayaa sheegaya inaanu markii horeba dood ka taagneyn wacalnimada Generaalkan balse loo maleyn jiray inay iska dhaleen Talyaani iyo Jarmalka, kadibna lagu soo wareerjiyey qoyska Americanka ah ee daganaa wadanka Jarmalka. wuxuu tibaaxay in goordambe la ogaaday inuu ahaa mid ay iska dhaleen arday Afghani ah oo cilmiga caafimaadka ka baranayey Jaamacad ku taalla Jarmalka iyo haweeney kasoo jeeda dalka Jarmalka oo iyadana cilmiga aartistenimada ka baraneysay Jamaacada.

Stephen townsend qudhiisa dib ayuu ka odaay inuu yahay ilmo zino oo ay iska dhaleen Afghani iyo Jarmalad sida uu sheegayo Washington Post. “ma aanan ogeyn inuu Aabahey kasoo jeedo Afghanistan ilaa aan ka soo gaaro 31 sano, waxaan aaminsanaa inuu Aabahey kasoo jeedo Talyaaniga, laakiin goordambe ayaan ogaaday in aanan Talyaani ahayn” ayuu yiri.

Wargeyska Washington Post wuxuu sheegayaa inuu Generalkan dhowrjeer isku dayey inuu booqdo halkaas oo uu raadsado ehelka Afghaniga ah ee uu ka dhashay Aabihiis balse uma aysan suuragalin. Wixii la joogaba sanadkii 2001-kii, ayuu Stephen Townsend kamid ah ciidamadii Mareykanka ee duullaanka ku qaaday Afghanistan, kolkaas oo ahayd markii ugu horeysay ee cagta dhigay dhulka uu isir ahaan kasoo jeeday.

“Tan iyo markii aan ogaaday inaan ahay Afghani, waan jeclaa inaan booqdo Afghanistan balse ma aanan fileyn inaan booqan doono inagoo garwaaxsan qorigeyga” ayuu yiri xilli uu ku sugnaa Teendho ciidan oo ku taalla Afghanistan.

Aabihiis oo markii dambe noqday dhaqtar ayaa goorhore geeriyooday, balse waxaa la sheegay inuu helay qaar kamid ah ehelka Aabihiis oo usoo qaxay Jarmalka iyo Mareykanka intii uu socday duullaankii Ruushka ee Afghanistan 1980s. Markii ugu dambeysay ee uu la kulmay wax kamid ah ehelka Afghaniga ee Aabihiis waxay ahayd sanadkii 1996-kii, xilligaas oo uu gobolka Virgina kula kulmay nin uu sheegay inuu ahaa adeerkiis oo lagu magacaabo Naasir Shanzaab sida uu tilmaamayo wargeyska.

Sooyaalka Gaboodfal ee Sarkaalkan

Stephen Townsend oo hadda ah taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa, mas’uulna ka ah gumaadka ba’an ee lagu hayo dadka Soomaaliyeed ayaa ah Ablaawe kusoo barbaaray teendhooyinka ciidamada Mareykanka, islamarkaana cimrigiisa oo idil kusoo qaatay arimaha dagaalka, wuxuuna caan ku ahaa dhiigyacabnimada, naxariis darada iyo gumaadka dadka aan barimageydada ah, si gaar ah Muslimiinta.

Wuxuu kasoo qeyb qaatay duullaanadii Mareykanka ee Afghanistan iyo Ciraaq. wuxuu ku lug lahaa xasuuqyadii Shahikot iyo Bacquuba, isagoo sidoo kalena kamid ahaa Generaaladii hogaaminayey duullaankii ballaarnaa ee 2014kii Mareykanku ku qaaday Shaam iyo Ciraaq ee lagu xasuuqay shacabka Muslimiinta ee labada dal.

Hogaamiyahan 61 sano jir ah ayaa hal sano kadib noqon doono General howlgab ah oo ka tagi doono shaqada ciidamada Mareykanka marka uu gaaro 62 sano isagoo la tagi doonaa kiisas dambiyo iyo jaraa’im ah oo uu ka galay Muslimiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Muqdisho Ka Dhacday.
Next: Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaanka Daynuunaay+Faahfaahin.

Related Stories

Wariisu-dowleyaal Is Casilay Iyo Lataliyihii Deni Oo Lagu Xiray Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Wariisu-dowleyaal Is Casilay Iyo Lataliyihii Deni Oo Lagu Xiray Muqdisho.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 14-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 14-aad}.

March 4, 2026
Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Laftagareen Oo Ku Biiray Mucaaradka Hubeysan.
  • Allposts
  • Warar

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Laftagareen Oo Ku Biiray Mucaaradka Hubeysan.

March 4, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada