Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Oo Lagu Qarxiyay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Oo Lagu Qarxiyay Duleedka Kismaayo.

April 2, 2024

Ciidanka guutooyinka qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka jihaada wilaayaadka Jubbada hoose, Sh/hoose iyo Banaadir ayaa howlgallo qaraxyo ah oo lagu naafeeyay maleeshiyaadka Riddada ka kala fuliyay duleedka Kismaayo, gudaha degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho.

Howlgalka koowaad waxay ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada wilaayada Jubbada hoose la beegsadeen baabuur Cabdibile ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka Ridada, kaas oo marayay inta u dhaxaysa deegaannada Baarsanguuni iyo Buulo-gaduud, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay laba askari oo murtadiin ah.

Dhanka Banaadir, waxay ciidanka mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerar qarax ah la eegteen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta, kuwaas oo ku sugnaa hotelka Boosh oo kuyaal agagaarka isgoyska Zoobe ee caasimadda dalka ee Muqdisho.

Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiinta howlgal qarax ah oo ay ka fuliyeeen gudaha degmada Afgooye la beegsadeen maleyshiyaad murtadiin ah, waxaana qaraxaasi ku dhintay hal askari oo murtad ah, halka mid kalane uu ku dhaawacmay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Qaybta 1-aad Silsiladda Ramadaanka Iyo Mujaahidiinta Furinta Dagaalka.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-09-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-02-1447 Hijri.

August 21, 2025
Fal-dambiyeedyo Aad U Foolxun Oo Kusii Badanaya Gobolka Tigrey Ee waqooyiga Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Fal-dambiyeedyo Aad U Foolxun Oo Kusii Badanaya Gobolka Tigrey Ee waqooyiga Itoobiya.

August 21, 2025
Andalus Podcast: Maxaad Kala Socotaa Halgankii Ruushka Iyo Mareykanka Lagula Galay Afghanistan.
  • Allposts
  • PODCASTS

Andalus Podcast: Maxaad Kala Socotaa Halgankii Ruushka Iyo Mareykanka Lagula Galay Afghanistan.

August 21, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada