Ciidamada mujaahidiintu waxay maanta weerar culus oo kammiin ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa deegaannada Buulo-gaduud iyo Yoontooy ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo.
Weerarka kamiinka ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana jira khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed oo maleeshiyaadka murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkaas dhabbagalka ah.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu caawa howlgal qarax ah ka fuliyeen saldhigga Booliska Riddada ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana jira khasaare maleyshiyaadka murtadiinta ah kasoo gaaray qaraxaasi.