Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyada Murtazaqada Danab Oo Ganacsade Soomaaliyeed Ku Dilay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Murtazaqada Danab Oo Ganacsade Soomaaliyeed Ku Dilay Sh/hoose.

July 14, 2025
SAWIRKA-GANACSADAHA-DANAB-KU-DHISHAY-SH.HOOSE_.jpg

Ganacsade Cabdullaahi Maxamed Carab, oo si weyn looga yaqaanay deegaanka Tooratoorow ee wilaayada Shabeellaha Hoose, ayaa habeen hore lagu dilay gudaha gurigiisa. Weerarka ayaa waxaa geystay maleeshiyaadka calooshood-u-shaqaystayaasha Bangaraafta, ee Maraykanku uu tababaray.

Dilkan foosha xun oo ay xaqiijiyeen ehellada ninkaasi, ayaa dhacay saqdii dhexe ee habeenimadii Axadda. Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaadku ay gudaha u galeen guriga, halkaasoo ay kala baxeen lacago ammaano ah iyo taleefannada gacanta, iyagoo ganacsadihiina ku khaarajiyey isla goobtaasi.

Intii uu socday falkaasi xasuuqqa ah, diyaarado ay leedahay dowladda Saliibiyadda Maraykanka ayaa la sheegay inay dusha sare ka ilaalinayeen maleeshiyaadka Bangaraafta. dhacdadan naxdinta leh waxaa sidoo kale ka hadlay qaar ka mid ah ehellada ganacsadahaasi la khaarajiyey iyo dadka deegaanka oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho.

Dhacdadooyinka bahalnimada ah ee maleeshiyaadka hoostaga Maraykanka ku beegsanayaan shacabka Soomaaliyeed ayaa qayb ka ah tacaddiyada xarkaha goostay ee isugu jira dilka, dhaca, kuwaas oo lagu dhibaateynayo dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan.

Dhanka kale, duleedka dagmada Awdheegle ee Sh/oose ciidamada kuffaarta Afrikaanta ayaa halkaas ku garaacay tiro madaafiic ah, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo mid dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah.

Madaafiicdaasi ayaa ku hoobatay deegaan lagu magacaabo Jowhar Awdhegle, waxaana la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ilaa laba ruux, sidookale waxaa ku dhaawacmay hal qof, dadka dhintay ayaana qaarkood waxay madaafiicdu ugu tagtay guryahooda, kaddib tukashadii salaadda subax.

Qaar ka mid aha ehellada dadka ay wax gaareen ayaa warbaahinta la hadlay, waxayna sheegeen in ay ku dhinteen madaafiicdaasi caruur yaryar, waana qeyb ka mid ah dhibaatooyinka ay ciidamada saliibiyiinta ah ee duullaanka ku jooga dalka ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, ciidamada Yugaandha ayaa shaqo maalmeed ka dhigtay daadinta dhiigga dadka muslimiin ah ee ku dhaqan gobolka Sh/hoose.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-01-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-01-1447 Hijri.

Related Stories

Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.

March 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri

March 10, 2026
Ciidamo Katirsan Imaaraatka Carabta Oo Shil Diyaaradeed Ku Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Katirsan Imaaraatka Carabta Oo Shil Diyaaradeed Ku Dhintay.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada