Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Galgaduud ee dhacda bartamaha Soomaaliya, waxay maanta weerar culus oo dagaal toos ah ku qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo dhaq-dhaqaaq arbushaad ah ka waday duleedka magaalada Dhuusamareeb.
Weerarkani oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa inta la xaqiijiyay lagu dilay 1 askari oo murtad ah, kaasi oo ay maleeshiyada Riddadu meydkiisa kaga carareen goobta dagaalka, halka lagu dhaawacay 4 kale oo isla Riddada ka tirsan.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu weerarkan maanta ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb, kusoo qaniimeysteen hal qori iyo boosh ay wateen maleeshiyaadka murtadiinta ee weerarka lagu jebiyay.