Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay agagaarka halka loo yaqaan Baar ha_idhaafin ee dhaca deegaanka Weydow ee magaalada Muqdisho qarax kula beegsadeen maleeshiyo Riddada ka tirsan, si gaar ahna kooxda Xassan Gurguurte ugu qaabilsanaa diiwaan galinta doorasho gaaleedka kuna qasbaya dadka shacabka inay is diiwaan galiyaan.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay howlgalkaasi lagu dilay ilaa saddex murtad oo uu ku jiray taliyihii maleeshiyaadka la beegsaday, kaasi oo lagu magacaabi jiray ismaaciil Carab, waxaa sidoo kale howlgalkan ku dhaawacmay 5 murtad oo kale.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhiga ciidamada Kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa xabashida Itoobiya kaga suganyihiin degmada Diinsoor, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.