Ciidamada mujaahidiintu waxay kammiin culus u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo gurmad ahaan uga soo baxay degmada Warsheekh ee wilaayada Sh/dhexe, waxaana murtadiinta laga soo furtay gaari Tikniko ah oo ay wateen, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo gaaray.
Xeryaha ciidamada mujaahidiintu cagta mariyeen oo ahaa ilaa 4 xero oo maleeshiyaadka Ridada ay kaga sugnaayeen duleedka degmada Warsheekh, ayaa ku kala yiillay deegaanada kala ah Jabad-godane, Ruun-shiikhow, Shaasqaad iyo Burka kaah, waxaana dhammaan xeryahaasi hadda ku sugan oo la wareegay ciidanka mujaahidiinta.
Xerada koobaad waxaa daganaa maleeshiyaadka Riddada ee “Danab”, xerada Labaad waxaa daganaa maleeshiyada Riddada ee “Special Forces”, xerada seddexaad waxaa dagganaa maleeshiyaadka Riddada ee “Gorgor”, halka xerada Afaraadna ay daganaayeen maleeshiyaad Ashaamud ah oo murtadiin ah.
Weeraradii saaka ciidamada mujaahidiinta waxay kusoo qaniimeysteen gaadiid fara badan, halka kuwa kalana la gubay, waxaana jira khasaaro fara badan oo dhimasho iyo dhaawac ah oo cadowga gaaray.