Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyo Hubeysan Oo 10 Qof Ku Afduubtay Ismaamulka Oromia.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Hubeysan Oo 10 Qof Ku Afduubtay Ismaamulka Oromia.

May 8, 2025

Kooxo hubeysan oo looga shakisan yahay maleeshiyada fallaagada Fano ayaa maalmo ka hor waxay weerareen gaari rayida oo ku socdaalayay mid ka mid ah waddooyinka ismaamulka Oromia ee dhaca waddanka Itoobiya.

Weerarkan ayaa 4-tii bishan May ka dhacay deegaanka Gida Ayana ee dhaca mandiqadda bariga Wollega ee ismaamulka Oromia, qof goobjooge ah ayaa xaqiijiyay in koox hubeysan ay jidka u gashay gaariga ay la socdeen.

Goobjoogaha oo sababo ammaan dartood magacii u qariyay ayaa sheegay in dareewalka gaariga lagu amray in uu joojiyo, cabsi darteena uu si deg deg ah u joojiyay, waxayna taasi keentay buu yiri in dableydu kaxaystaan ilaa 10 qof oo waayeello ku jiraan.

Dadka la qafaashay ayuu sheegay inay kooxdu ku tuhmaysay inay yihiin dad maalqabeenno ah, goor dambe ayuu tilmaamay in lasoo sii daayay laba qof oo ka mid ahaa dadkii la afduubtay, halka weli aan raq iyo ruuxdooda meel lagu sheegin siddeeda xubnood ee kale.

Ismaamullada Itoobiya waxaa muddooyinkii u dambeeyay kusoo badanayay dhacdooyinka afduubka ah ee loo gaysanayo dadka socotada, waxayna taasi keentay cabsi aad u xooggan oo soo wajahda dadka Itoobiyaanka ah, si gaar ahna dadka musaafiriinta ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -10-11-1446-Hijri.

Related Stories

Faahfaahin: 7 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin: 7 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Bakool.

August 18, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-02-1447-Hijri.

August 18, 2025
Inka Badan 30 Qof Rayid Ah Oo Ku Dhintay Weerar RSF Ka Gaysteen Al-faashir.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 30 Qof Rayid Ah Oo Ku Dhintay Weerar RSF Ka Gaysteen Al-faashir.

August 18, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada