Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyo Lagu Dilay Duleedka Afgooye Iyo Guriga Wasiirka Arrimaha Gudaha K/galbeed Oo La Qarxiyay.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Lagu Dilay Duleedka Afgooye Iyo Guriga Wasiirka Arrimaha Gudaha K/galbeed Oo La Qarxiyay.

March 20, 2025

Ciidamada mujaahidiintu waxay duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose, howlgalka qorsheysan oo qarax ah kula beegsadeen ilaa 4 askari oo murtadiin ah oo mooto ku socdaalayay kana mid ah maleeshiyadii Riddada ee ka badbaaday weerarkii aroornimo ee saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen deegaankaasi.

Mootada ay ku baxsadeen maleeshiyada murtadiinta ah ayay miino kula kacday duleedka degmada Afgooye, waxaa Allaah fadligiis goobta ku wada dhintay 4-ta askari, halka mootadii ay wateenna ay goobta ku burburtay, howlgalkan ayaa kusoo beegmaya xilli weeraro kamaa’in ah oo lagu beegsaday maleeshiyo gurmad ah oo kasoo baxay deegaanka Aala-yaasir iyo deegaan weynaha Ceelasha biyaha lagu dilay askar iyo saraakiil, waxaana saraakiisha lagu dilay ka mid ahaa murtad Maxamed Nuur (Jareere) oo ka mid ahaa saraakiisha murtadiinta.

Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiinta saacadihii lasoo dhaafay qarax culus ku burburiyeen guri uu degmada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ka dagan yahay Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka ridada ee Koonfur galbeed murtad Cabdullaahi Xaaji Xasan, murtadkan howlgalka waa uu ka badbaaday balse waxaa ku dhaawacmay qaraxaasi 4 murtad oo kala ah.

1-Taliye ku xigeenka maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Goofgaduud murtadka lagu magacaabo (Hubeerow)

2- Askari murtad ah oo lagu magacaabo (Labaatan)

3- Askari murtad ah oo lagu magacaabo (Lixkun)

4- Askari murtad ah oo lagu magacaabo (Ukumaale)

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Sabiid.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-09-1446 Hijri.

Related Stories

Xasan Sheekh Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Xasan Sheekh Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka.

October 4, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-04-1447 Hijri.

October 4, 2025
Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada