Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal culus oo qarax ah la eegteen isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta ah u tiillay afaafka hore ee degmada Waajid ee wilaayada Bakool, waxaana jira khasaare murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaasi.
Dhanka kale, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala dhulka NFD, qarax la beegsadeen ciidamo ka tirsan kuffaarta Kenya oo ka baxay degmada Ceelqaalow ee gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Howlgalkan qaraxa ah waxaa inta la hubiyay ku dhaawacmay ilaa saddex askari oo Kenyan ah, halka sidoo kale gaari Kooyal ah waxyeella xooggan soo gaartay.