Ciidadmada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Baay waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus oo dhabbagal ah u dhigeen maleeshiyo murtadiin ah oo dhaqdhaqaaqyo ashahaada la dirir ah ka waday degaanno dhaca duleedka magaalada Xudur.
Weerarka kamiinka ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay weerarkaas lagu dhaawacay ilaa 7 askari oo 2 ka mid ah ay xaaladdoodu tahay mid garaab ah.
Dhanka Banaadir, waxay ciidamada mujaahidiintu degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku toogteen sarkaal 2 Xidigle ah oo ka tirsan maleeshiyaadka Riddada, kaasi oo lagu magacaabo Cabdi Xasan Siicow, sarkaalka ayaana ah dhaawac garaab ah.