Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Dagaalka Ku Biiray Iyo Iiraan Oo Garaacday Xarumo Kuyaal Tal-abiib.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Dagaalka Ku Biiray Iyo Iiraan Oo Garaacday Xarumo Kuyaal Tal-abiib.

June 22, 2025

Dowladda saliibiyadda Maraykanka ayaa si rasmi ah ugu biirtay dagaalka u dhaxeeya dowladda shiicada Iiraan iyo maamulka Yahuudda, waxayna markii ugu horreysay xalay weerartay 3 xarumo Nukliyeer ah oo ay leedahay Iiraan.

Donald Trump oo ah madaxweynaha saliibiyiinta Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradihiisa beegsadeen xarumaha Nukiyeerka Iiraan ee kala ah, Fordow, Isfahan iyo Natanz,  wuxuuna intaas ku daray in weerarka uu noqday mid aad loogu guuleystay sida uu hadalka u dhigay.

Balse warar kale oo soo baxay ayaa xaqiijinaya in weerarka Maraykanka uusan gaarin hadafkiisa, waxayna sheegeen inaysan jirin shucaac ka dhashay duqaynta Maraykanka oo aan ahayn gantaallada goobta lagu garaacay, taasi oo ka dhigaysa weerarka Washington mid fashil ah.

Sawirro uu qaaday dayax_gacmeedka oo la helay ayaa dhanka kale muujinaya in Iiraan maalmo ka hor ay hubkeeda Nukliyeeka kala baxday xarunta Fordow oo ah tan ugu wayn ee Maraykanku sheegay in uu duqaymaha xooggooda ku beegsaday, lana tuhmayay inay yaallaan hubka Nukliyeerka Iiraan ee uu daalku ka taagan yahay.

Dhankiisa ra’iisul wasaaraha maamulka Yahuudda ninka lagu magacaabo Benyamin Netanyahu ayaa si diirran usoo dhaweeyay weerarka Maraykanka, isaga oo dhanka kalena u mahad celiyay Trump, wuxuuna intaa ku daray in marka hore awoodda timaado oo uu ula jeedo weerarka ka dhanka ah Nukliyeerka Iiraan kadibna ay nabad ku xigto sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale, dowladda shiicada Iiraan ayaa saaka qaadday weerar culus oo ay u adeegsatay gantaalladeeda Riddada dheer, kuwaas oo garaacay magaalooyin dhowr ah oo xoog lagu dajiyay dadka sahaayinada ah, waxaana goobahan la beegsaday ka mid ah magaalada Tal-abiib ee xarunta u ah maamulka sahaayinada iyo Xeyfa iyo magaalooyin kale oo xoog lagu dajiyay Sahaayinada.

Gantaallada Iiraan ayaa gaystay burbur aad u ballaaran sida laga dheehan karo sawirro iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada, waxayna warbaahinta gumeystuhu sheegtay in weerarkii ugu dambeeyay ee ay Iiraan saaka qaaday ku dhaawacmeen ugu yaraan 27 qof oo sahaayino ah, kuwaas oo laba ka mid ah ay xaaladdoodu tahay mid halis ah, cisbitaalka lagu magacaabo Ikhilof oo kuyaal Tal-abiib ayaa la xaqiijiyay in kaligiis uu qaabilay 21 ka mid ah dadka ku dhaawacmay gantaallada Iiraan.

Sidoo kale ku dhowaad 20 xubnood oo sahaayino ah ayaa la xaqiijiyay inay weli hoos jiraan burburka dhismo si toos ah uu u beegsaday mid ka mid ah gantaallada ay saaka soo tuurtay Iiraan, kaasi oo si gaar ah ugu dhacay degmada Ness Ziona oo dhanka koonfur ka xigta Tal-abiib.

Yahuuddu waxay dhankeeda weerarka gantaallada kaddib qaaday weerar dhanka cirka ah oo ay ka fulisay galbeedka dalka Iiraan, bayaan uu soo saaray millatariga gumeystaha ayaa lagu sheegay in ciidamadooda cirka ay billaabeen duullaanka ay ku beegsanayaan goobo milateri oo kuyaal magaalada Tabriiz ee dhacda waqooyi-galbeed ee Iiraan.

Goobaha ay beegsadeen ayuu taliska ciidanka Yahuudda sheegay inay ku jiraan gantaallada Riddada dheer ee Iiraan ee diyaarka u ah inay beegsadaan deegaannada xoogga lagu dajiyay dadka Yahuuda ah, maadaama weerarku dhacay goordhow lama bixin faahfaahin dheeraad ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1446-Hijri.
Next: Mujaahidiinta Oo Cagta Mariyay Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Ceel-qooxle 31 Askarina Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada