Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Ka Hadlay Duqaymihii Uu Dadka Shacabka Ku Xasuuqay Ee Jamaame.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Ka Hadlay Duqaymihii Uu Dadka Shacabka Ku Xasuuqay Ee Jamaame.

November 17, 2025

Maamulka Saliibiga ah ee Washington ayaa ka hadlay weerararkii bahalnimada ahaa ee Sabtidii lasoo dhaafay ay diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku ku xasuuqeen shacabka abriyada ah ee ku nool degmada Jamaame ee wilaayada Islaamiga Jubbada Hoose.

Bayaan kasoo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqaymo dhinaca cirka ah ay ka fuliyeen Jimcihii iyo Sabtidii lasoo dhaafay deggaan Waqooyi-bari kaga beegan magaalada Kismaayo.

Taliska AFRICOM, waa uu ka gaabsaday in uu wax faahfaahin ah ka bixiyo waxyeelladu uu geystay weerarkaasi, balse wuxuu bayaankiisan ku caddeeyey in kooxda Riddada Soomaaliya ay qayb ka ahayd, gacanna ku siisay fulinta duqayntan axmaqnimada ah ee uu ku xasuuqay dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada Jamaame.

Randolph Bourne Institute oo ah hey’ad-gaalleed fadhigeedu yahay Maraykanka ayaa xaqiijisay in duqaymo lagu xasuuqay dad rayid ah uu Maamulka Trump ka fuliyey maalmihii lasoo dhaafay Koonfurta Soomaaliya.

Hey’addan oo inta badan diiradda saarta faragelinta Maraykanka ee dalalka caalamka, ayaa boggeeda Antiwar ku daabacday warbixin ay ku xaqiijisay in maalmahan u dambeeyey Mareykanku uu qaaday ugu yaraan shan weerar oo cirka ah oo uu ka fuliyey gudaha dalka Soomaaliya.

Weerarradan duqaynta ah ayay warbixintu xustay in lagu xasuuqay dad rayid ah, laguna burburiyey guryo iyo goobo ganacsi oo ku yaalla magaalada Jamaame, sida ay hey’addu kasoo xigatay ilo-wareedyo maxalli ah oo wareysiyo la yeeshay dad goob-joogayaal ah.

Hey’ad-gaalleedda Randolph Bourne Institute ayaa geesta kalena iyadoo soo xiganaysa mareegta Islaamiga ah ee Wakaaladda Wararka ee Shahaada, waxay boggeeda AntiWar kusoo bandhigtay sawirrada shacabkii lagu xasuuqay magaalada Jamaame.

Saliibiyiinta Maraykanka oo adeegsanaya diyaarado iyo madaafiic ayaa si aan loo meel-deyin u duqeeyay xaafadaha degmada Jamaame, waxayna duqaymahaas ku beegsadeen guryaha shacabka, goobo ganacsi, iyo xarumo warbarasho.

Xasuuqqan Waxshinimada ah ee ciidamada saliibiyiinta Maraykanka oo kaashanaya murtadiinta Soomaaliya ay ka geysteen magaalada Jamaame ayaa waxaa ku shahiiday 12 qof, oo iskugu jira 8 caruur ah, 3 dumar ah iyo Oday waayeel ah. Sidoo kale waxaa duqaymaha cadawga ku dhaawacmay 9 qof oo kale. Waxaana ku burburay guryo shacab, goobo ganacsi, iyo xarumo warbarasho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-05-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-05-1447 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Xalqada 8-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 8-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 2, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-09-1447-Hijri

March 2, 2026
14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.

March 2, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada