Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Markabkii Kooxaha Soomaalidu Ku Qabsadeen Badweynta Hindiya Oo Faahfaahin Laga Helay.
  • Allposts
  • Warar

Markabkii Kooxaha Soomaalidu Ku Qabsadeen Badweynta Hindiya Oo Faahfaahin Laga Helay.

November 8, 2025

Xogo faahfaahsan ayaa kasoo baxaya markab ganacsi oo saacadihii lasoo dhaafay kooxo hubeysan oo Soomaali ah ay ku qabsadeen xeebaha ka fog biyaha Soomaaliya.

Markabkan ganacsi oo lagu magacaabo Hellas Aphrodite, ayaa kasoo safray dekadda Sikka ee dalka Hindiya, waxaana uu kusii jeeday dhanka magaalada Durban ee dalka Koonfur Africa, halkaasi oo uu shidaal u siday.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in kooxaha Soomaalida ah ay ugu dambayn si iskood ah isaga degeen markabka ay gacanta ku dhigeen, markii ay ku fashilmeen inay afduubtaan shaqaalaha markabka la socday oo 24 qof ka kooban.

Shaqaalaha ayaa lasoo wariyay markii ay weerarka la kulmeen ee maamulka markabka uu gacantooda ka baxay, ay isku soo xireen qol difaac ah oo lagu magacaabo (citadel) oo ku dhex yiillay markabka, kooxaha Soomaalidu ah waxay isku dayeen inay jabiyaan qolkaasi, balse way ku guuldarreysteen.

Howlgal gaaleedka midowga Yurub ee Atalanta, ayaa sheegay in Soomaalidii qabsatay markabka ay si nabad ah uga degeen markabka, goobta weerarka uu ka dhacay ayuu sheegay inay gaareen ciidankooda oo markabka iyo sidoo kale shaqaalahaba gacanta ku dhigeen iyaga oo badqaba.

Midowga gaalada Yurub, ayaa sheegay in kooxaha Soomaalidu weli halis ku yihiin maraakiibta ku safraya biyaha caalamiga, maadaama ay wataan bay dhaheen doon aad u dheeraysa oo laga leeyahay Iiraan, oo ay horay weerar ugu qabsadeen.

Markabka ay kooxaha Soomaalidu ka degteen, ayaa Khamiistii lagu qabtay qiyaastii meel 1,000 Kiiloomitir ka baxsan xeebaha degmada Eyl, wakaaladda wararka ee Ap ayaana weerarkaasi ku tilmaantay kii ugu horreeyay oo kooxo Soomaali ah ku qabsadaan Markab ganacsi muddo hal sano ah, balse ku guuldarreysteen inay gacanta ku dhigaan shaqaalaha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-05-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-05-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada