Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxbuus 20 sano ku xirnaa Xabsiga Guantanamo Bay oo isagoo xor ah dib ugu laabtay Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Maxbuus 20 sano ku xirnaa Xabsiga Guantanamo Bay oo isagoo xor ah dib ugu laabtay Afghanistan.

June 25, 2022

Dowladda Maraykanka ayaa xabsiga Guwatananmo waxay kasii deysay maxbuus muslim ah oo kasoo jeeda dalka Afqaanistaan, kaasoo 20kii sano ee lasoo dhaafay ku xirnaa xabsigaas sumcadda xun, ee lagu tacdiibyo maxaabiista muslimiinta.

Maraykanka ayaa jeelka Guwantanamo wuxuu kasii daayay mujaahidka lagu magacaabo Asadullaah Haaruun, kaasoo tan iyo sanadkii 2001-da ku xirnaa xabsiga sumcadda xun ee Guwatananmo Bay.

Tallaabada uu Maraykanku kusii daayay maxbuskan muslimka ah waxay timid wadahadallo dheer kadib oo dhexmaray Imaarada islaamiga ah iyo dowladda Maraykanka, waxaana Imaaradu sheegtay in qorshaheedu yahay inaaney daawan maxbuus kasoo jeeda Afqaanistaan oo ku xiran xabsiyada caalamka.

Afhayeenka Imaarada islaamiga ah Dabiixullaahil Mujaahid, ayaa qoraal uu soo dhigay barta Internetka, wuxuu ku xaqiijiyay si deysmada Asadullaah Haaruun, isagoo tilmaamay in Maraykanka 20 sano kadib uu maxbuuskan kusoo wareejiyey Imaarada islaamiga ah, si rasmi ahna ula tacaamuley.

” Asadullaah Haaruun, waxaa laga soo daayay xabsiga Guwatananmo, waxaana lagu soo wareejiyay Imaarada islaamiga ah, kadib dadaallo ay sameysay Imaarada islaamiga ah iyo wadahadallo miro dhalay oo ay la gashey dowladda Maraykanka” ayuu yiri Dabiixullaahil Mujaahid Afhayeenka Wasaaradda warfaafinta ee Imaarada islaamiga ah.

Dr Muxamad Nuceym oo isna ah afhayeenka Maktabka Siyaasadda ee Imaarada islaamiga ah wuxuu sheegay iney Imaaradu u aragto waajib dusha ka saaran iney dadaal ku bixiso sidii xabsiyada caalamka looga soo saari lahaa dadka muslimiinta ah ee reer Afqaanistaan, isagoona intaa ku daray iney hadda socdaan wadahadallo ay kula jiraan dowlado kale.

Asadullaah Haaruun ayaa soo gaarey wadanka Afqaanistaan, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey, wasxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb qaadanayay masuuliyiinta ugu sarreysa ee Imaarada islaamiga ah, gaar ahaan golaha wasiirada.

Aabaha iyo hooyada dhalay mujaahidkan 20ka sano ku jeebbeysnaa Guwatananmo oo waayeelo ah ayaa dhankooda aad ugu farxay in 20 sano kadib ay dib ula midoobaan wiilkooda ay jeclaayeen, oo si dulmi ah loogu heystay xabsiga Guwtanamo Bay.

Duhurnimadii maanta ayuu Asadullaah Haaruun, wuxuu ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kaabul ee caasimadda Afqaanistaan, halkaas oo markale loogu soo dhaweeyey si diirran, waxaana wadooyinka magaalada Kaabul lagu dhejiyay boorar waaweyn oo lagu xardhey kalimaad soo dhaweyn ah iyo sawirka mujaahidkan halyeyga ah oo 20 sano oo xiriir ah ku jeebeysnaa Guwantanamo, kuna sabryay dhibaatada jeelka iyo isku dayada lagu doonayay in looga saaro diinta Islaamka.

FG-ah sawirka kor idiin kaga muuqda waa Asad Al-afghani iyo Aabihiis.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Lagu Kala Dilay Dharkenley Iyo Afgooye.
Next: Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Jubbada Hoose.

Related Stories

Weerar Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afgooye.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-09-1447-Hijri

March 4, 2026
Dhagayso Xalqada 10-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 10-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 4, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada