Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxkamad Islaami Ah Oo Toogasho Ku Fulisay Askar Nolasha Lagu Soo Qabtay.
  • Allposts
  • Warar

Maxkamad Islaami Ah Oo Toogasho Ku Fulisay Askar Nolasha Lagu Soo Qabtay.

August 9, 2021

Fagaare kuyaal degmada Kamsuuma ee wilaayada Jubbooyinka waxaa ka dhacay xad ka mida xuduuda Allaah, halkaas oo xukun xaddu Riddo ah lagula fuliyay askar ka tirsanaa maleeshiyaadka dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland.

Maxkamadda wilaayada Jubbooyinka waxay xukunnadan ku fulisay 3 askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka dowladda Ridada, kuwaas oo iyagoo nool ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada shabaabul Mujaahidiin.

Askartan lagu laayay fagaaraha Kamsuuma waxay 2 ka mid ah ka tirsanaayeen maleeshiyaadka dowladda, halka midka kalena uu ka tirsanaa maleeshiyada maamulka ashahaada la dirirka Jubbaland.

Fagaaraha uu xadkaan ka dhacayay waxaa soo xaadiray boqallaal dadweyne ah oo isaga kala yimid xaafadaha iyo tuulooyinka hoos taga degmada Kamsuuma mid ka mid ah qudaada Mujaahidiinta ayaana goobta ka akhriyay xukunka maxkamadda.

Hoos ka Akhriso Magacyada Askarta Xukunka Lagu Fuliyay.

1- Bashiir Cabdow Cali (28-jir ah) kana tirsanaa maleeshiyaadka dowladda federaalka muddo 9 bilood ah.

2- Maadey Cali Maamow waa askari inka badan 14 sanno ka mid ahaa maleeshiyaadka dowladda federaalka Istaafna usoo noqday Sarkaal Lagu magacaabo Muuse Huufey Maadeey wuxuu tabobar 12-bolood ah kusoo qaatay dalka Yugaandha.

3- Cabdirashiid Shukri Sheikh Cabdi (44-jir ah) ka tirsanaa maleeshiyaadka maamulka Jubbaland muddo 6 sanno ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Jubbooyinka.
Next: Faahfaahin: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 01-06-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 01-06-1447 Hijri.

November 21, 2025
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 30-05-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 30-05-1447H.

November 21, 2025
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 30-Jumaadul-awal-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 30-Jumaadul-awal-1447-Hijri.

November 21, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)

November 17, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)

November 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)

November 1, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)

October 27, 2025

Sawirro

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada