Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midowga Africa Oo Sheegay In Villa Somalia Aysan U Babac-dhigi karin Shabaabul Mujaahidiin.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Africa Oo Sheegay In Villa Somalia Aysan U Babac-dhigi karin Shabaabul Mujaahidiin.

September 29, 2025

Magaalada New York ee carriga Maraykanka waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday shirar iyo kulamo dhaqaale loogu raadinayo howlgal gaaleedka ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee AUSSOM, kaasi oo tan iyo markii lagu dhawaaqay la liicaya dhaqaale la’aan baahsan.

Gaalada caalamiga ah oo uu Maraykanku ugu horreeya ayaa ka caga-jiidaysa in dhaqaale hor leh ku bixiyaan howlgal aan dhammaad lahayn, sidoo kalena xaqiijin wax natiijo ah, halka madaxya-weynta kuffaarta Afrikaanta iyo kan kooxda Riddada New York ka baadi goobayeen cid dusha u ridata dhaqaalaha ku baxaya howlgalkan.

Muxammad Cali Yuusuf, oo ah guddoomiyaha midowga gaalada Afrika, ayaa sheegay in kooxda Ridada Soomaaliya weli tahay mid aad u jilicsan, kaligeed na aysan qaadi karin culayska dagaal ee uga imaanaya dhanka Shabaabul Mujaahidiin.

Wuxuu tilmaamay in taageero kasta oo ay ku bixiyeen howlgalkaasi, haddana isbahaysiga AUSSOM uu weli la liicayo dhaqaale la’aan aad u baahsan, isaga oo si gaar ah u xusay in ku dhowaad $180 milyan oo doollar ay ka maqan tahay isbahaysigaasi.

Wuxuu ku cataabay in howlgalkooda uu u baahan yahay garab isataag, isaga oo farriin gaara u diray urur gaaleedka Qaramada Midoobay, midowga Yurub iyo dowladaha kale ee kufriga u ceynsan.

Dhowaan ayay ahayd markii, xoghayaha guud ee urur gaaleedka Qaramada midoobay, António Guterres, oo ka hadlayay shir lagu qabtay New York, oo taageero dhaqaale loogu raadinayay AUSSOM, uu qiray in ciidamo badan oo afaariqo ah ay naftooda ku waayeen dagaalka ay kula jiraan mujaahidiinta Al-Shabaab.

Guterres oo aad u calaacalay, rajo la’aanna muujiyey ayaa yiri “Ciidamada AUSSOM waxay ku sugnaayeen goobta dagaalka iyagoon wax mushahaar ah helin muddo 15 bilood ah, Tani waa mid aan la sii wadi karin. Sidaas darteed ciidan halis ku jira oo naftooda ku biimaynaya Al-Shabaab, saaxiibbo badanna ku waayay dagaalkaasi, in la waydiiysto inay sii shaqeeyaan mushahar la’aan, waa wax aan la aqbali karin.”

Shirkan oo ay isugu yimaadeen Ururrada gaallada ee kala ah Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, dawladda Ingiriiska iyo Kooxda riddada Somalia, ayaa looga dayriyey masiirka hawl-galkan, waxayna hoosta ka xariiqeen in goobaha ay haatan ku sugan yihiin calooshood-u-shaqaystayaasha Afrikaanta, ay halis ugu jiraan inay la wareegaan Mujaahidiinta Al-Shabaab, haddii aan la helin ayay yiraahdeen dhaqaale la isku hallayn karo oo ku filan hawlgakaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -07-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada