Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midowga Yurub Oo Shaaciyay In Uu Mugdi Ku Jiro Cidda Maal-gelinaysa Isbahaysiga Cusub Ee AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Yurub Oo Shaaciyay In Uu Mugdi Ku Jiro Cidda Maal-gelinaysa Isbahaysiga Cusub Ee AUSSOM.

February 12, 2025

Howlgalka ashahaada la dirirka ah ee ciidamada kuffaarta Afrikaanta ah kaga jiraan Soomaaliya, ayaa wajahaya culaysyo xooggan, waxayna tan ugu daran tahay cidda dusha u ridan lahayd maal-gelinta howlgalkaasi.

Urur gaaleedka midowga Yurub oo ah kan ugu wayn ee dhaqaalaha ku bixin jiray murtazaqada Afrikaanta ee duullaanka saliibiga ku jooga Somalia, ayaa markale walaac ka muujiyay maalgelin la’aanta haysata howlgalkaasi.

Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay in maalgelinta howlgalka ay u muuqato mid isaga looga kala dhaqaaqay, sidaas darteed na aysan awoodin inay kali ku noqdaan bixinta kharashaadka ku baxaya Afrikaanta Somalia duullaanka saliibiga ah ku joogta.

Afhayeenka arrimaha dibada iyo siyaasadda amniga ee Midowga Yurub, ayaa gaalada caalamka usoo jeediyay in si cadaalad ah loo qaybsado mas’uuliyada maaliyadeed ee maalgelinta howlgalka cusub ee loogu magac daray Aussom, si aysan kali ugu noqon bixinta kharashaadkaasi oo aysan awoodin.

Isagoo sii hadlayay ayuu sidoo kale sheegay in beesha gaalada caalamka uu ururkiisa ka filayo inay raacaan go’aanka ururka gaalada qaramada midoobay ee isbahaysiga USSOM u sahlaya in uu heli maalgelinta Qaramada Midoobay sida uu hadalka u dhigay.

Waxay tani kusoo beegmaysaa xilli Maraykanku horay u diiday in uu qayb ka noqdo dowladaha maalgelinaya isbahaysiga kuffaarta Afrikaanta ee AUSSOM, sidoo Kalena beesha gaalada caalamku ka caga jiidayso bixinta dhaqaalaha ee dhankeeda kusoo aaday, waxay taasi ugu dambayn keentay in ururka midowga Yurub oo qayla dhaan afka furto sheegana in uusan kaligiis xamali karin dhaqaalaha ku baxaya isbahaysigaasi kufriga ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-08-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-08-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-08-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-08-1447-Hijri

January 20, 2026
Weeraro Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Maali Iyo Burkina Faso.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Maali Iyo Burkina Faso.

January 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-08-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-08-1447 Hijri.

January 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada